Madaxweynaha Dalka Uganda Oo Ugu Baaqay Madaxweynayaasha Qaaradda Afrika In Ay Ka Baxaan Maxakamada Caalamiga Ah Ee Danbiyada Ee ICC -

0
Friday December 12, 2014 - 23:35:08 in by salman abdi
  • Visits: 681
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Dalka Uganda Oo Ugu Baaqay Madaxweynayaasha Qaaradda Afrika In Ay Ka Baxaan Maxakamada Caalamiga Ah Ee Danbiyada Ee ICC -

    Madaxweynaha dalka Uganda, waxa uu xusay in shir madaxeedka u soo horeeya ee ay isugu imman doonaan madaxda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Uganda, waxa uu xusay in shir madaxeedka u soo horeeya ee ay isugu imman doonaan madaxda

 Madaxweyanaha dalka Uganda Yoweri Musevini, oo ka mid ahaa Madaxweynayaasha Afrikaanka ah ee maanta magaalada Nairobi, kaga qeyb galay xuskii munaasibada 51-guurada ka soo wareegtay markii uu dalka Kenya xoriyadiisa qaatay, ayaa Madaxweynayaasha qaarada Afrika ku dhiiri-geliyay uguna baaqay in ay qaadacaan ka mid noqoshada Maxakamada caalamiga ah ee danbiyada ee ICC, Isaga oo ku tilmaamay in maxkamada ICC, ay si khaldan ula macaamisho madaxda qaarada Afrika.

Madaxweynaha dalka Uganda, waxa uu xusay in shir madaxeedka u soo horeeya ee ay isugu imman doonaan madaxda dalalka Afrika in la soo dhigi doono mooshin ay Afrika kaga bixi doonto Maxakamada ICC.





Cobtact@afkashacabka.com