Dad Badan oo Shuban Biyood Ugu Geeriyoodey Deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Hiiraan

0
Saturday December 13, 2014 - 17:34:29 in by Burco Office
  • Visits: 652
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad Badan oo Shuban Biyood Ugu Geeriyoodey Deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Hiiraan

    Illaa 9 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyoodeen deegaanka Ceel Cadde oo qiyaastii 75 kiilo mitir u jirta magaalada Baladweyne, sida uu kusoo waramayo wariyaheena gobolka Hiiraan Khaalid Ilkacase. Ciise-Diin Sheekh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Illaa 9 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyoodeen deegaanka Ceel Cadde oo qiyaastii 75 kiilo mitir u jirta magaalada Baladweyne, sida uu kusoo waramayo wariyaheena gobolka Hiiraan Khaalid Ilkacase. Ciise-Diin Sheekh oo ka mid ah mas'uuliyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan deegaankaasi ayaa Goobjoog u sheegey in illaa 20 qof oo kale ay la ildaranyihiin xanuunkaasi, iyada oo aysan jirin wax la dacaalis ah xagga caafimaadka. 7 ka mid ah dadka geeriyoodey waa carruur, halka kuwa la jiifa xanuunkana ay u badanyihiin carruur. Deegaanka Ceel Cadde waxa uu ka mid yahay deegaanada Hiiraan ee ciidamada dowladda kala wareegeen Alshabaab, balse aysan wali gaarin adeegyada asaasiga ah, sida caafimaadka iyo gaargaarka. contact@afkashacabka.com