Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Miisaaniyadii 2015 Iyo Xildhibaanadi Xisbiga WADANI Oo Golaha Ka Dareeray.

0
Monday December 15, 2014 - 11:55:52 in by Super Admin
  • Visits: 751
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Miisaaniyadii 2015 Iyo Xildhibaanadi Xisbiga WADANI Oo Golaha Ka Dareeray.

    Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Miisaaniyad sanadeedkii 2015, taas oo Golaha hortaalay maalmahan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Miisaaniyad sanadeedkii 2015, taas oo Golaha hortaalay maalmahan.

Fadhigii Golaha Wakiilada ee Maanta oo u balan sanaa ansixinta Miisaaniyada, waxaa shir guddoominaayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)

 

 

Markii la bilaabay in cod loo qaado Miisaaniyada waxaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay 42 Xildhibaan, Guddoomiyuhuna muu codayn. Waxaana Golaha ka dareeray Guud ahaan Xildhibaanadi Tageersanaa Xisbiga WADANI, oo iyagu ka biyo diiday Miisaaniyada.

Balse waxaa cudud ku muquuniyay Xildhibaanada Muxaafidka ah oo iyagu haysta aqlabiyada Golaha Wakiilada, kuwaas oo cod buuxa ku ansixiyay. 



Contact@afkashacabka.com