Dagaalo Maalintii Saddexaad Ka Socda Afghanistan

0
Tuesday December 16, 2014 - 21:00:34 in by salman abdi
  • Visits: 716
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaalo Maalintii Saddexaad Ka Socda Afghanistan

    Dagaalo u dhaxeeya ciidamada amaanka ee Afqanistaan iyo dagaalyahanada Taalibaan ayaa maalintii seddexaad ka socda deegaanada buuraleyda ah ee Gobolka Kunaaar oo ku dhaw xuduudda dalka Pakistan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalo u dhaxeeya ciidamada amaanka ee Afqanistaan iyo dagaalyahanada Taalibaan ayaa maalintii seddexaad ka socda deegaanada buuraleyda ah ee Gobolka Kunaaar oo ku dhaw xuduudda dalka Pakistan


 

Xukuumadda ayaa sheegeysa in todoba iyo toban ka mid ah dagaalyahanada taalibaanka la dilay, sodon kalena la dhaawacay. Ciidammo dheeraad ah oo la geeyay deegaankaa ayaa lagu soo waramayaa in ay hareereeyeen gobolka Daangaam, halkaa dadka deegaanka oo ka soo horjeeda Taalibaan ay taageerayaan ciidammada dowladda.

Waxaa korodhay weeraradda ka dhacaya dalka Afqanistaan ee dhowrkii todobaad ee ugu danbeeyay.



Contact@afkashacabka.com