Booliska dalka Mareykanka ayaa ku daba jira nin dil u geystay xaaskiisii hore iyo shan qof oo ehaladeeda ah

0
Tuesday December 16, 2014 - 21:14:07 in by salman abdi
  • Visits: 875
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska dalka Mareykanka ayaa ku daba jira nin dil u geystay xaaskiisii hore iyo shan qof oo ehaladeeda ah

    Booliska dalka Mareykanka ayaa ku daba jira nin dil u geystay xaaskiisii hore iyo shan qof oo ehaladeeda ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska dalka Mareykanka ayaa ku daba jira nin dil u geystay xaaskiisii hore iyo shan qof oo ehaladeeda ah

Booliska dalka Mareykanka ayaa ku daba jira nin dil u geystay xaaskiisii hore iyo shan qof oo ehaladeeda ah, si xuna u dhaawacay qof lixaad oo ka tirsan eheladaasi.

Dilka ayaa ka dhacay magaala ku taalla waqooyi bari Mareykanka ee Philadelphia.

Xeer ilaaliyaha magaalada Philadelphia ayaa warbaahinta u sheegtay in dilka uu ka dhacay saddex meel oo kala duwan oo magaaladaasi ka tirsan.

Ninka oo lagu magacaabo BradleyWilliamStone, ayaa dilka u geystay xaaskiisii hore oo lagu magacaabo Nicole, hooyadeed, ayeydeed, walaasheed, sayga walaasheed iyo gabar 14 jir ah oo ay dhashay. Waxaa uu si xun u dhaawacay wiil ay habaryar u ahayd xaaskiisii hore.

Lamasheegin sababta dhabta ah ee Mr Stone ku dhalisay dilka, balse dad daris la ah ayaa sheegay in uu xaaskiisii hore uu ku haystay korinta laba caruur ah oo ay dhaleen.

Ciidammada badda ee Mareykanka ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Mr Stone uu ka tirsanaa, uuna gaaray darajada saajinka.




Contact@afkashacabka.com