Madaxweynaha DDSi oo Caawa Booqasho Shaqo Ku Soo Gaadhay Magaalada Dhagaxbuur

0
Wednesday December 17, 2014 - 18:50:54 in by Burco Office
  • Visits: 1056
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha DDSi oo Caawa Booqasho Shaqo Ku Soo Gaadhay Magaalada Dhagaxbuur

    Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafdi oo wehelinaya Ayaa Maanta Galinkii Danbe ka Anbabaxay Xarunta DDSI ee Magaalada Jigjiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafdi oo wehelinaya Ayaa Maanta Galinkii Danbe ka Anbabaxay Xarunta DDSI ee Magaalada Jigjiga.


Madaxwaynaha iyo wafdigan wehelinayan ayaa Caawa kusugan Magaalada Dhagaxbuur ee Xarunta Gobolka Jarar. Madaxwayne Cabdi Maxamuud iyo waftigiisan oo ay ujeedada socdaalkoodu tahay kormeerka hawlaha horumarka iyo maamulka suuban ayaa lafilayaa in ay sidoo kale Gaadhaan goobo badan oo ay kormeeri doonaan heerka iyo guulaha laga gaadhay.

jigjiga /Office

contact@afkashacabka.com