Chief Caaqilka Cilmi Caaqil Jibriil Oo Maanta Lagu caleemo Saaray Magaalada Burco Daawo Sawirada

0
Thursday December 18, 2014 - 17:15:56 in by Burco Office
  • Visits: 1416
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Chief Caaqilka Cilmi Caaqil Jibriil Oo Maanta Lagu caleemo Saaray Magaalada Burco Daawo Sawirada

    Munasibad Lagu Caleemo Saarayay Chief Caaqil Cilmi Caaqil Jibriin Xaaji Ibraahim Ayaa Ka Qabsoontay Hoteel Ramad ee Magalada Burco Munasibadani ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Agaasimaha Guud ee Wasarada Beeraha , Badhasabka Gobolka Togdheer ,Xogahayaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munasibad Lagu Caleemo Saarayay Chief Caaqil Cilmi Caaqil Jibriin Xaaji Ibraahim Ayaa Ka Qabsoontay Hoteel Ramad ee Magalada Burco Munasibadani ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Agaasimaha Guud ee Wasarada Beeraha , Badhasabka Gobolka Togdheer ,Xogahayaha Gobolka Cuqaal,Waxagarad Saladin, aqoonyahayn, Haween iyo Marti Sharaf Kale

Waxa Ugu Horaynba Munasibadani Furay Sh. C/raxmaan Caraale oo ka mid ah Odayasha Chief Caqilka Oo Ku Dheeraday TarikhdaChief Caqil Cilmi Waxa kale Oo ay Ka Warameen in Caaqilkani Yahay shakhsi Dhalinyaro ah Una Qalmo Xilkani, Waxanay Ugu Ducayeen ee In Ilahay Ku Asturo Xilkani CulusWaxanay Kula Dardaarmeen Bulshadan Soo Doratay Inay La Shaqeyan Chief Caqilkani Oo Garab Isatagan

 

Waxa Iyaguna MunasibadaniKa Guddomiye Axmed Nur Shire, iyo Caqil Xasan Dhuuxyare iyagoo si wada Jira Usoo Dhaweeayay Caqilkani Ugana Duceeyay Xilkani Iyagoo Kula Dardaarmay In La Sheeqo Caaqilkani OO Lo Gacan Galiyo Lacagta uu ku kale Hogaaminayo Dadkani .

Sahra Maxmed Xuseen iyo Xoghayaha Gobolka Cabdiraxman adan Ibrahin oo iyaguna halkas ka hadlay ay u duceeyey Chief caqilkani cusub, waxayna Tilmaameen inu wax badan ku soo kordhin Doono Golaha Cuqaasha maadama uu yahay Aqoonyahan Dhalinyaro ah, kana mid yahay Ganacsatada Gobolka.

Chief Caaqilka  cusub Cilmi Caaqil Jibriil oo isna halkaas kahadlay ayaa ka mahadceliyey Taageerada , Ducada iyo Caleemo saarka loo gartay ee anu isagu doonan, waxanu kula dardaarmay bulshada caleemo saartay inay kula shaqeyaan kulana garab galaan masuliyadda culus ee uu qaaday, isla markaasna la garab joogaan , Xoog, Xoolo iyo xiiniyo intaba.

Waxa Iyaguna Munasibadani soo xidhayBadhasabka Gobolka Togdheer MaxmedMuse Diriye iyo Agasimaha Wasarada Beeraha Oo Si Iskumda Usoodhawayay Caqilkani Ka Maamul Ahaan Sheegay inay Lashaqaynayaan Waxayna Ugu Baqaan Cuqaasha iyo Wagaradka Gobolka Togdheerna Lashaqayaan

   Sawiro dheeri ah Daawo



cabdirisaaq cabdilaahi aadan (koronto)

Burco/Office
Afkashacabka.com
koronto935@gmail.com