Midowga Afrika oo Maanta Soo Dhaweeyay Magacaabista Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke

0
Thursday December 18, 2014 - 21:24:52 in by salman abdi
  • Visits: 610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midowga Afrika oo Maanta Soo Dhaweeyay Magacaabista Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke

    Danjire Sidikhu, waxa uu sheegay in Magacabista Cumar Cabdirashiid ay tahay Talaabo kale oo wanaagsan oo ay hore u qaaday Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Danjire Sidikhu, waxa uu sheegay in Magacabista Cumar Cabdirashiid ay tahay Talaabo kale oo wanaagsan oo ay hore u qaaday Soomaaliya.

War kasoo baxay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Maman Sidikhu ayaa soo dhaweeyay Magacabista Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke kaas oo badalaya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed.


Danjire Sidikhu, waxa uu sheegay in Magacabista Cumar Cabdirashiid ay tahay Talaabo kale oo wanaagsan oo ay hore u qaaday Soomaaliya.


Sido kale Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Sidikhu waxa uu sheegay in Mudane Cumar Cabdirashiid uu yahay khabiir dhinaca dhaqaalaha ah oo ku soo shaqeeyay Ra’iisul Wasaaranimo Sanadihii 2009kii ilaa iyo 2010kii sidoo kalena uu 
yahay qof khibrad badan ka heysta dhinaca adeegyadda guud maadama uu la soo shaqeeyay Qaramada Midoobay,Midowga Afrika iyo Ururo aan dowli ahayn.


Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay Magacabista Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Shaarmaarke.




Contact@akashacabka.com