Mo Farax Oo Suuxay Ka Dib Markii Uu Dhamaystay Orod Dheer Oo Uu Ka Qayb-Gallay Shalay +Sawiro
Oradyahanka Mo Farax Oo Shalay Ka Qayb Gallay Orodka Marathonka loo Yaqaan Oo Lagu Qabtay New York Iyo Oradyahanka Oo Dhulka Ku Dhacay
Oradyahanka Mo Farax Oo Shalay Ka Qayb Gallay Orodka Marathonka loo Yaqaan Oo Lagu Qabtay New York Iyo Oradyahanka Oo Dhulka Ku Dhacay Oo suuxay Markii Uu Ka Gudbay Diilintii Uu Ku Dhamaanayay Tartanku.
Tartankan oo ahaa nus Marathon ayaa waxa uu oradyahanku ku dhamaystay 61 Minutes and 8 Seconds, waxaana kaalinta koowaad galay oradyahan u dhashay wadanka Kiiniya.
Mo Farax ayaa si xawliya ku dhamaystay oradkiisa daqiiqadahii udambeeyay, waxaanay taasi sababtay in oradyahanku dhulka kasoo go’o kadib markii uu ka gud-bay diilintii anba meeshii loogu talla galay in oradku kusoo afmeermo.
Afkashacabka.com
Hargeysa /Office
Contact@afkashacabka.com