MA JECESHAY INAAD NOQOTO QOFKU RAAXAYSTA NOLOSHA ADUUNKA OO MARWALBA FARAXSANAADA RAAC TALAABOOYINKAN!!!!!!.WQ: Abdirisaq yusuf Dahir
Waxaan halkan idiin kusoo gud binayaa manta maqaal aad u qiimo badan oo ka hadlaaya qiimaha nolosha bini aadamku ay leedahay iyo waxa looga baahanyahay waxaan u hibaynayaa qoraal kaygan
gaaban dhamaan cidkasta oo jecel in ay wax ka bedesho noloshooda si ay uga muuqdaan bulshada ay ku dhex noolyihiin Kuna yeeshaan qiimo badan taas oo aan jeclaystay inaan manta u soo gudbiyo bulshada markasta waa in aan ku dedaal naa raali gelinta Alle (SWC) waayo markasta muslimiintu hadafkoodu waa raalli gelinta Alle, dan kalena kama laha nolosha,camalksata oo qofka muslimka ahi samaynayo waa mid laga doonayo inuu Alle ugu dhowaado,kana dhigo mid dhanna sharcigiisa lagu salaynayo, dhanna inuu nagu jeclaado looga dan leeyahay.Camalkaasi ganacsi ha noqdo,ama qur’aan akhris,jihad,soon, taakulayn dad dhibban, xaq dhawr waalid, salad, booqasho walaal muslim ah oo buka , ka hortegida fasaadka,farida iyo faafinta wanaagga iwm.
Hadaba akhriste isku day inaad ku dhaqanto qodoban hoos ku xusan markastanaku dedaal inaadxusuusato qodoban :-
1- ha laga helo iimaan qalbigaaga
2- wax tegay tiigsimaad ma leh, ha ka fekerin wixii ku dhaafay
3- ku qanac xukunka Alle,iyo risqiga lagu siiyeye
4- badi xuska Alleh
5- ka nadiifi qalbigaaga xasadka iyo xiqdiga
6- ku dedaal akhriska,kitaabku waa saaxiib wanaagsan
7- nidaami hawlahaaga,maryahaaga,gurigaaga,xafiiskaaga,….
8- ku dedaal socodka iyo jimicsiga,qalbiga fayow wuxuu ku jira jidhka fayow.
9- akhri buugaagta taariikhda ah si aad wax uga ogaato sooyaalka nolosha.
10- ha badsan waxyaabaha ay ka mid yihiin shaaha,kafeega,kana dheerow maandooriyaha
11- ku dedaal nadaafada maryahaaga iyo bilicda muuqaaga.
12- xusuusu in Alle denbi dhaaf badan yahay
13- Alle uga mahad naq nimcooyinka uu ku siiyey ee ay ka mid yihiin araga,risqiga,diinta,caafimaadka,maqalka…….
14- ogow in dadka ay ka mid yihiin kuwa waayey caqligii,caafimaadkii,laxaadkii,……………
15- ku dedaal akhriska qur’aanka,dhegeysigiisa,xifdintiisa,waayo wuxuu qur’aaka daawo ka yahay xanuun kasta.
16- Alle talo saaro,isagaa kugu filane
17- cafi qofka ku dulmiya,xidhiidhi ka ku gooya,u dulqaado ka kugu xad gudba.
18- ku cel-celi kelmada(laaxawla walaaquwata ilaa bilaah),Alle ayey raali gelisaaye.
19- badi istiqfaarta,waxaad helidoontaa risqi,ubbad,cilmi naafica……………..
20- ku qanac muuqaalkaaga,shaqadaada,dhaqaalahaaga, gurigaaga iyo ehelkaaga………….
21- ogow in dhibaato kastaa uu weheliyo fudeyd,maalmuhuna ay is bed-bedalayaan.
22- noqo mid niyad san, hana noqon mid niyad jabsan.
23- ku farax wax Alle ku dooro,waayo waxaa dhici karta wax aad dhibsatid oo wanaag kuugu jiro.
24- u samo fal dadka sida adoo siyaaranaaya kuwa buka,wax siinayaa ka baahan,caawinaaya ka tabaaleysan……
25- ka dheerow meelaha xun xun ,iyo fikradaha khiyaaliga ah.
26- ogow hadii dhib kugu dhoco inaadan keli ku ahayn ee ay jiraan dad kula qaba.
27- ogow in aduunyadu tahay meel imtixaan iyo dhib
28- hala fadhiisan dadka xun-xun sida: bakheylada,xaasidiinta,…waxay kugu talaalayaan cudurkooda.
29- ku dedaal inaad salaada wakhtigeeda oogto.
30- iska Ilaali dunuubta,waayo iyagaa ah ilaha murugada.
31- dheg haw u dhigin kutiri ku teenta iyo hadalada xun ee suuqa lagu geliyo,waayo waxay dhibayaan ka yidhaahda ee adiga ku dhibi maayaan
32- hadii cadawgaagu ku caayaan ogow inaad tahay qof qiimo leh,waayo hadaadan qiimo lahayn cidba kuma sheekteen.
33- ogow in qofka ku xuntaa ku siiyey xasanaadkiisii.
34- ha isku adkeynin cibaadada iyo sunnaha ee ka dhig meel dhexaad.
35- noqo qof geesi ah oo go,aan iyo doonitaan leh.
36- ku dedaal inaad noqoto qof deeqsi ah si aad u hesho laab furrnaan.
37- u fur wejigaaga dadka,oo kula hadal hadalo wanaagsan,iskuna dhul dhig si ay kuu sharfaan.
38- yeelo asxaab faro badan adoo ku xulanaaya dhaqan iyo diin wanaagooda.
39- ku dedaal inaad kasbato ducada labadda waalid si ay kaaga noqoto gaashaan dhibaato kasta.
40- qaybi hawlahaaga oo hal mar dabada haysugu qaban,balse u yeel wakhti iyo jadwal iyo xili nasasho.
41- eeg qofka kaa hooseeya quruxda,caafimaadaka,aqoonta,dhaqaalaha,shaqada,si aad u ogaato in lagaa liito.
42- ogow in qof kasta oo aad la macaamishaa uu leeyahay nusqaan iyo ceeb,hadad doonto walal bilaa nusqaan ahna waxaad ku dhici bilaa walaal,saaxiib,ehel………….
43- iska Ilaali inaad wax u dhinto sharafta dadka,hana laga nabad galo carabkaaga iyo gacantaada.
44- yeelo wakhti aad naftaada ku xisaabiso.
45- ku dedaal inaad kasbato risiqi xalaala,iskana Ilaali xaaraanta iyo inaad dadka wax weydiisatid.
46- xidho maryo caadiya,hana ku caan bixin lebbis gaara.
47- iska Ilaali cadhada.
48- isku day inaad marmar safarto si aad u ogaato inuu jiro caalam aan ahayn kan kugu xeeran ee aad taqaan.
49- ku hayso jeebkaaga buug xusuusu qor(note book)si aad u ilaaliso hawlahaaga,wakhtigaaga,iyo balamada.
50- dadka ku bilow salaanta adoo dhoolo cadeynaaya si aad u kasbato qalbigooda.
Tan iyo kulanti danbe waxaan idinkaga tegayaa nooli kulantee

By Abdirizak Yusuf Daahir
Hargeisa,Somaliland