Masjidkii Soomaalida ee ku La Ahayd Dalka Sweden ee Eskilstuna oo la gubay ciidamada amaanka dalkaas ayaa baadhitaano wada cidii ka danbaysay dabkan
Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya magaalada Eskilstuna ee dalka Sweden ayaa waxa ay sheegayaan in wali uu gubanayo Masjidkii Soomaalida ee degmada Eskilstuna - Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya magaalada Eskilstuna ee dalka Sweden ayaa waxa ay sheegayaan in wali uu gubanayo Masjidkii Soomaalida ee degmada Eskilstunaku yaalay waxaana loo badinayaa oo iska cad inay gubeen dad cunsuriyiin ah .
Booliiska dalka Sweden ayaa baaritaano xoogan wada waxaana hareeraha Masjidka dhooban gawaarida dab-damiska kuwaas oo daminaya gubashada Masjidkaan . Ilaa hada lama garanayo inta qof ee wax ku noqotay maadaama maanta dadku ay inta badan fasax ku jireen waxaana la xaqiijiyay in gudaha Masjidka ay ku sugnaayeen dhalinyaro Soomaaliyeed .

Contact@afkashacabka.com
Masjidkii Soomaalida ee ku La Ahayd Dalka Sweden ee Eskilstuna oo la gubay ciidamada amaanka dalkaas ayaa baadhitaano wada cidii ka danbaysay dabkan
Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya magaalada Eskilstuna ee dalka Sweden ayaa waxa ay sheegayaan in wali uu gubanayo Masjidkii Soomaalida ee degmada Eskilstuna -