Waa Kuwee 10-ka Weeraryahan Ee Ugu Wanaagsan Premiership-ka England Sanadkan 2014?

0
Friday December 26, 2014 - 10:42:42 in by Burco Office
  • Visits: 716
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuwee 10-ka Weeraryahan Ee Ugu Wanaagsan Premiership-ka England Sanadkan 2014?

    Madaama sanadkan 2014 uu haatan dhamaad ku dhow yahay waxaa qiimeyn gaar ah lagu sameeyay weeraryahanadii ugu wanaagsanaa horyaalka England 12-bilood ee ugu dambeesay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaama sanadkan 2014 uu haatan dhamaad ku dhow yahay waxaa qiimeyn gaar ah lagu sameeyay weeraryahanadii ugu wanaagsanaa horyaalka England 12-bilood ee ugu dambeesay.

Waxaana qiimeyntan lagu saleeyay guud ahaan bilawgii sanadkan ilaa dhamaadkiisa weeraryahanada horyaalkan wax qabadka wanaagsan oo ay la imaadeen.

Sidaa darteed hoos kaga bogo sanadkan 2014 ee sii dhamanaayo weeraryahanada ugu wanaagsan EPL:

10. Danny Welbeck – Arsenal

9. Daniel Sturridge – Liverpool

8. Edin Dzeko – Manchester City

7.Diafra Sakho – West Ham United

6. Samuel Eto’o – Everton

5. Charlie Austin – QPR

4. Wayne Rooney – Manchester United

3. Diego Costa – Chelsea

2. Sergio Aguero – Manchester City

1. Wilfried Bony – Swansea City

contact@afkashacabka.com