War Deg Deg Ah Wariyaaysha Tv Ga Qaranka Laantiisa Magaalada Burco Oo Ku Dhawaaqay Inay Iibinayaan Wararka Tv Ga Qaranka Ee Gobolka Togdheer Una Samystay You Tube Soona Waydiistay Saxafada Somaliland Lacag Iyo Dareenka Ku Xeeran.
Burco(AFK):-Wariyaaysha Tv Ga Qaranka Laantiisa Magaalada Burco Oo Ku Dhawaaqay Inay Iibinayaan Wararka Tv Ga Qaranka Ee Gobolka Togdheer Una Samystay You Tube Soona Waydiistay Saxafada Somaliland Lacag Iyo Dareenka Ku Xeeran.

Burco(AFK -)-Waxaa Soo Shaac baxay Ceebtii ugu waynayd ee wariyayaasha tv ga qaranku ku sameeyaan magaalada burco waxaana loo adeegsaday you tube lacag ah oo ay samaysteen maamulka iyo labada wariye ee kahawl gala magaalada burco sida qabyaaladaysan loo geeyay meesha oo ka mid ah qabyaaladii wasiir cadaani kala dagaalamaayay gobolka togdheer gaar ahaan magaagaalada burco,hadana ay labadaa wariye ku kacayaan kalana fogeeyeen shacabka ku nool magaalada burco.
Youtube Warar Burco (http://www.youtube.com/watch?v=o7ch6La8mDQ) Loo bixiyay ayaa waxaa loo adeegsada hantida muwaadiniinta somaliland waxaana la Gashaday xayaysiin ay ka helyaan waxa loo yaqaano google adsense ka taas oo meesha ka saaraysa in wabsite kale ama warbaahinta kale dadka usoo gudbiso warar ka yimaada magaalada burco sidoo kale labadabn wariye ayaa waxay samaysteen website la yidhaado gargaarnews.com oo ay dadka ka cayaan?
Labadan inan ee yaryar ayaan aqoon saxafada u lahayn waxaana laga keenay baadiyaha gobolka togdheer yagoo aan ahayn dadkii burco ku koray ee la garanaayay taasina ay kaliftay inay seekadan waxashnimadaa ku kacaan.Waxay soo waydiisteen ilaa tobon website lacag in la siiyo si ay wararka burco ugu soo diraan lakiin arinkan ayaa waxaa gaashaanka ku dhuftay saxafada somaliland ee ka hawl gashaa dhamaan gobobolada dalka.Ilaa hada lama garaanayo sababata ku kaliftay khiyaamadan qaran ee ay ku kaceen waxaana aanu isku daynay inaanu la xidhiidhno masuulka Tv ga qaranka burco u jooga ee loo yaqaano ilka case lakiin nooma suura galin inaanu helo.Tv Ga qaranka ayaa waxaa uu sameeyay horumar fara badan oo uu lkacag joogto ah siiyo dhamaan shaqaalihiisa laakiin gaajada intan leeg ee haysa wariyayaasha magaalada burco ee tv ga qaranka ee ka yaabisay dhamaan saxafada somaliland ayaan ilaa hada la garanayn.
Waxaanu ka codsanaynaa hanti baadhaha guud ee qaranka inuu si degdega u baadho tv ga qaranka ee burco jooga oo sameeyay boqlaal siyaabood oo dadka lacag lagaga qaadayo, sidoo kale wararka laga duubo shacabka iyo rayiga dadwaynaha ayaa waxaa la waydiiya lacag taana waxaa wadiiya labada wariye ee aan sare ku soo xusanay magacyadooda ee tv ga qaranka burco u jooga??
Warkan aanu halkan idin ku soo gudbinay ayaa waxaa uu ka mid yahay dhibaatada haysta magaalada burco iyo gobolka togdheer oo ayaan daro aanu ku tilaami karno marka la barbar dhigo gobolada kale ee somaliland,
Dhaqan xumudan ka xaraanta ah ee hantida shacabka lagu sameeyay saxafada somaliland ayaa noqon doonta tii ugu horeeysay ee wariyaaya dawlada iyo qaranka u adeega ku kacaan mudo hada laga joogo 23 sano ee ay labadan wariye ee la kala yidhaado cabdirisaaq sabri iyo birtish kula kaceen saxafada iyo shacabka somaliland oo aad uga xumaaday.
Waxaanu idiin soo gudib doona baadhis intan ka sii dheer oo aanu ugu kuur galayno dadka rayidka ah iyo saxafada somaliland ee ay soo waydiisteen lacagta si ay warka gobolka togdheer uga iibiyaan uguna soo diraan?? Filo warka warkan xiga.
Halkan ka ka eeg hoose Sirta Fashilantay:http://www.youtube.com/watch?v=o7ch6La8mDQ
Wariye MJ
Burco somaliland