Wasiiro Booqday Fanaanka Weyn Ee Maxamed Axmed Kuluc Oo Hargaysa Ku Xanuun Sanaaya.

0
Monday December 29, 2014 - 16:01:51 in by Burco Office
  • Visits: 1443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiro Booqday Fanaanka Weyn Ee Maxamed Axmed Kuluc Oo Hargaysa Ku Xanuun Sanaaya.

    Xubno isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Saxaafadda ayaa booqday Fanaanka weyn ee Maxamed Axmed Kuluc, oo hadda ku xanuun sanaaya Magaalada Hargaysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubno isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Saxaafadda ayaa booqday Fanaanka weyn ee Maxamed Axmed Kuluc, oo hadda ku xanuun sanaaya Magaalada Hargaysa.

Masuuliyiinta booqashada ugu tagay Fanaanka weyn ee Kuluc waxa kamid aha, Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dr. Cabdi Aw-Daahir, Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga, Bashiir Cabdi Xariir, Wasiirkii hore ee Kaluumaysigi Cabdillaahi Cismaan Geeljire, Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) iyo Guddoomiyaha warbaahinta Somalilandtoday Media Group, Muniir Axmed Cigaal. Xubnaha booqday Fanaanka ayaa la kulmay wakhtigaas isago ladan in kasta oo uu xanuun sanaayay, waxayna illahay uga baryeen inuu caafimaad sareecan ah siiyo, geestiisa Fanaan Kuluc ayaa dareen farxadeed ka muujiyay booqashada masuuliyiintaas.

10887913_10152939712388535_1119860679_n

Fanaanka Maxamed Axmed Kuluc, oo kamid ah tiirarka dhidibada u taagay Fanka Soomaalida, wuxuu muddo 50-sanno gaadhaysa ku dhexjiray badweynta Suugaanta, taas oo u saamaxday tariikhda lama ilawaanka ah ee uu ku suntanyahay.

contact@afkashaacbka.com