Haweenay Isra'iil u Dhalatay oo Laad Lagaga Dejiyey Bas, Kadib Markii Rakaabku ka Cadhoodeen Timaheeda

0
Tuesday December 30, 2014 - 15:21:48 in by Burco Office
  • Visits: 566
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweenay Isra'iil u Dhalatay oo Laad Lagaga Dejiyey Bas, Kadib Markii Rakaabku ka Cadhoodeen Timaheeda

    Haweenay dhallinyaro ah oo u dhalatya dalka Isra'iil, ayaa bas ay saarnayd darawalkii waday iyo raakaabkii la saarna laad kaga dejiyeen, kadib markii ay ka cadhoodeen timaheeda oo midabkoodu wada buluug ahaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haweenay dhallinyaro ah oo u dhalatya dalka Isra'iil, ayaa bas ay saarnayd darawalkii waday iyo raakaabkii la saarna laad kaga dejiyeen, kadib markii ay ka cadhoodeen timaheeda oo midabkoodu wada buluug ahaa.


Gabadhan waxay sheegtay in bas Jerusalem maraayey laad lagaga dejiyey, isla markaana ay laba dili gaadhay.

"Maxay ahayd gabadhan sharafta ka dishay qaranka Isra’iil Isra’iil, sideed calanka ugu qaadan karta madaxaaga haddii aad muwaadinad dhab ah tahay, waxaad tahay qof aan xishoonayn oo aan bani’aadamka ixtiraamayn, miyaanad lahayn waalid wax ku bara, ma ceebtanaad ku kortay,” ayuu yidhi darawalkii baskaas waday oo la yidhaa Nati Ni oo bartiisa facebook ku baahiyey, kuna qoray luuga Yuhuuda ee Hebrew la yidhaa.


Haweenaydan ayaa sheegtay in aanay ku kacin fal u qalma dhibta lagula kaxay, iyadoo tilmaantay in rakaabku gacanta sareen, aadna uga cadhoodeen timaheeda ay midabka buluuga ah u samaysay.

contact@afkashacabka.com