War Dag-Dag Ah:-Diyaaradii Air-Asia Ee La Waayey Oo La Helay Iyo Tirada Dhimashada Dadkii Saarnaa

0
Tuesday December 30, 2014 - 17:49:22 in by
  • Visits: 810
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Dag-Dag Ah:-Diyaaradii Air-Asia Ee La Waayey Oo La Helay Iyo Tirada Dhimashada Dadkii Saarnaa

    Ciidamada bada ee Indonesia oo baadi goobayey diyaaradii AirAsia ee la waayey ayaa sheegay in maanta oo Salaasa ah la helay qeyb kamid ah hadhaagii diyaaradaasi iyo weliba meydad. 40 meyd ayaa laga helay bada jasiirada Java ee dalka Indonesia sida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada bada ee Indonesia oo baadi goobayey diyaaradii AirAsia ee la waayey ayaa sheegay in maanta oo Salaasa ah la helay qeyb kamid ah hadhaagii diyaaradaasi iyo weliba meydad. 40 meyd ayaa laga helay bada jasiirada Java ee dalka Indonesia sida ay xaqiijiyeen maanta guddiga qaabilsan baadi-goobka diyaaradaasi ay lahayd shirkada AirAsia. Diyaarada AirAsia duulimaadkeeda QZ8501 ayaa la waayey Axadii lasoo dhaafay kadib markii ay kasoo duushay Airporka Surabaya ee dalka Indonesia kuna siijeeday dalka Singapore. Rakaabka diyaaradaasi saarnaa ayaa gaaraya 162 qof waxaana la sheegay in weli aan la helin qeybihii kale ee burburka diyaarada oo weli la baadigoobayo. contact@afkashacbka.com

Ciidamada bada ee Indonesia oo baadi goobayey diyaaradii AirAsia ee la waayey ayaa sheegay in maanta oo Salaasa ah la helay qeyb kamid ah hadhaagii diyaaradaasi iyo weliba meydad.

40 meyd ayaa laga helay bada jasiirada Java ee dalka Indonesia sida ay xaqiijiyeen maanta guddiga qaabilsan baadi-goobka diyaaradaasi ay lahayd shirkada AirAsia.

Diyaarada AirAsia duulimaadkeeda QZ8501 ayaa la waayey Axadii lasoo dhaafay kadib markii ay kasoo duushay Airporka Surabaya ee dalka Indonesia kuna siijeeday dalka Singapore.

Rakaabka diyaaradaasi saarnaa ayaa gaaraya 162 qof waxaana la sheegay in weli aan la helin qeybihii kale ee burburka diyaarada oo weli la baadigoobayo.

- See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=146869#sthash.rUhfrasN.dpuf