Dalka Itoobiya Oo Daraasad Ku Samaynaaya Sidii Uu Dekeda Saylac U Adeeg San Laha.
Wasiiro-dawlaha gaadiidka iyo isgaadhsiinta ee Itoobiya, Getachew Mengeste, ayaa shaaca ka qaaday in dakiisu uu adeegsan doono dekadaha Suudan si uu wax dibada ugula soo dego. Wasiirka ayaa intaa ku daray, in dekadaha Suudan uu dalkiisu wax ka dhoofsan jirey wixii markii hore. Getachew ayaa sheegay in go'aankan la gaadhay kadib markii la ogaaday in dhaqaalaha Itoobiya aad u korayo.
Waxaa xusid mudan, in dhawaan wafdi ka socda Itoobiya ay ku tageen
booqasho Somaliland si ay u soo kormeeran dekada Berbera oo Itoobiya
maanka ku hayso adeesigeeda. Waxaa jira warar kale oo tibaaxaya in
Itoobiya daraasad ku samaynayso sidii ay u adeegsan lahayd dekada
Saylac.
Dalka Itoobiya Oo Daraasad Ku Samaynaaya Sidii Uu Dekeda Saylac U Adeeg San Laha.
Wasiiro-dawlaha gaadiidka iyo isgaadhsiinta ee Itoobiya, Getachew Mengeste, ayaa shaaca ka qaaday in dakiisu uu adeegsan doono dekadaha Suudan si uu wax dibada ugula soo dego. Wasiirka ayaa intaa ku daray, in dekadaha Suudan uu dalkiisu wax ka dhoofs