Ukraine iyo Dawladaha Reer Galbeedka Oo Sheegay In Aanay Aqbali Doonin aqoonsiga Ruushku siiyey Jamhuuriyada Cusub Ee Crimea.

0
Tuesday March 18, 2014 - 12:15:39 in by Super Admin
  • Visits: 1217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ukraine iyo Dawladaha Reer Galbeedka Oo Sheegay In Aanay Aqbali Doonin aqoonsiga Ruushku siiyey Jamhuuriyada Cusub Ee Crimea.

    Gobolka Crimea Ayaa Cod Ka Badan 96% Ku Ogolaaday Inay Ka Mid Noqdaan Midawga Sofiyeedka Ruushka Hase Yeeshee Masuuliyiin U Hadlay Dalka Ukraine Ayaa Sheegay In Aanay Aqbalayn Duulaanka Uu Ruushku Ku Qabsaday Dhulkooda..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gobolka Crimea Ayaa Cod Ka Badan 96% Ku Ogolaaday Inay Ka Mid Noqdaan Midawga Sofiyeedka Ruushka Hase Yeeshee Masuuliyiin U Hadlay Dalka Ukraine Ayaa Sheegay In Aanay Aqbalayn Duulaanka Uu Ruushku Ku Qabsaday Dhulkooda..

Dalalka Quwadaha Reer Galbeedka Ayaa Dul Dhigay Cunaqabatay Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Dalka Ruushka Kadib Markii Shalay Lagu Dhawaaqay Madaxbanaanida Gobolka Crimea Uu Kaga Mid Noqonayo Dal Weynaha Ruushk

Gobolka Crimea Ayaa Cod Ka Badan 96% Ku Ogolaaday Inay Ka Mid Noqdaan Midawga Sofiyeedka Ruushka Hase Yeeshee Masuuliyiin U Hadlay Dalka Ukraine Ayaa Sheegay In Aanay Aqbalayn Duulaanka Uu Ruushku Ku Qabsaday Dhulkooda Xili Ruushkuna Uu Dhinciisa Ku Dhawaaqay Inay Dhamaatay Qabsashadii Crimea Oo Ay Hada Wixii Ka Dambeeya Jamhuuriyadaasi Ay Ka Mid Tahay Dalka Ruushka.

Khudbad Uu Telefishanka Dalkaasi Ka Sii Daayey Madaxweynaha Ukraine Oleksandr Turchynov Ayaa Sheegay In Dawladiisu Aanay Aqbalayn Xal Kasta Oo Suuragal Ah Oo Lagu Xalinayo Mushkilada Diblomaasiyadeed Ee Taagan.

Sidoo Kale Madaxweynaha Ruushka President Vladimir Putin Ayaa Moscow Ku Saxeexay Qaraarka Dalkiisu Ku Aqoonsanayo Madaxbanaanida Iyo Dawladnimada Jamhuuriyada Crimea, Waxaana Aqalka Kremlin-Ku War Murtiyeed Ay Soo Dhigeen Website-Kooda Ku Sheegeen In Baaralamaanku Aqbalayo Madaxbanaanida Iyo Go’itaanka Jamhuuriyadaasi Ka Golayso Ukraine Ee Ay Kaga Midka Noqotay Dalka Ruushka.







Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

 

Contact@afkashacabka.com