Daawo Afkashacbka Tv Wararkii U Danbeeyay Ciidamadda Indonesia Oo Badda Ka Soo Saaray Meydadka Dadkii Saarnaa Diyaaradii La Waayay Iyo Maraykanka Oo Diray Markab Dagaal

0
Wednesday December 31, 2014 - 12:17:40 in by Burco Office
  • Visits: 610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Afkashacbka Tv Wararkii U Danbeeyay Ciidamadda Indonesia Oo Badda Ka Soo Saaray Meydadka Dadkii Saarnaa Diyaaradii La Waayay Iyo Maraykanka Oo Diray Markab Dagaal

    Ciidamada sama-ta-bixinta ee dalka Indonesia, ee baadi-goobka ugu jiray diyaaradii ay lahayd Shirkadda Diyaaradaha ee AirAsia, ee siday 162-ka qof, ayaa helay oo soo ka soo saaray xeebaha biyaha badda ee Borneo, ee Jasiiradda Java, meydadka iyo burbu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada sama-ta-bixinta ee dalka Indonesia, ee baadi-goobka ugu jiray diyaaradii ay lahayd Shirkadda Diyaaradaha ee AirAsia, ee siday 162-ka qof, ayaa helay oo soo ka soo saaray xeebaha biyaha badda ee Borneo, ee Jasiiradda Java, meydadka iyo burbur-ka hadhaan ah badda dul sabaynaya, iyada qaraabadii dadkii saarnaa diyaaradani ay ka daawanayeen Telefishinadda iyada oo ay Ilmay

naya.

Diyaaradan oo ahayd kuwa Rakaabka nooceeduna uu ahaa Airbus A320-200, Flight Number QZ8501, ayaa la waayay xidhiidhkeeda subaxnimadii Axadii dhawayd ee inna dhaaftay, cimilada hawada oo aad u xumayd awgeed, diyaaradan oo markii la waayay ka soo kicitintay magaalo ku taalla dalka Indonesia, oo lagu magacaabo Surabaya, kuna sii jeeday dalka Singapore.

Ciidamada Badda ee sama-ta-bixinta, ayaa sheegay in ay badda ka soo saareen Meydadka in ka badan Afartan qof oo ka mid ahaa dadkii diyaarada saarnaa, iyada oo aan weli la helin baurburkii diyaarada, waxaana weli socda baadhitaano xoog leh, iyada oo Dawladda Maraykamku ay u dirtay Markab kuwa dagaalka ah oo ka qeyb qaadanaya baadi goobkan.

contact@afkashacbka.com