Madaxwaynaha JSL Somaliland iyo waftiaga uu hogaaminayo oo caawa si mugleh loogu soo dhawayay Magalada Burco

0
Tuesday March 18, 2014 - 22:30:00 in by Super Admin
  • Visits: 1579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha JSL Somaliland iyo waftiaga uu hogaaminayo oo caawa si mugleh loogu soo dhawayay Magalada Burco

    Waftigan ayaa waxa laga hortagay afafka hore ee laga soo gelo magalada Burco waxana lasoo gudbiyay gudaha magalada Burco iyaga oo bulshada rer Burco ay tubnayeen wadadi uu soo marayay madaxwaynahu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waftigan ayaa waxa laga hortagay afafka hore ee laga soo gelo magalada Burco waxana lasoo gudbiyay gudaha magalada Burco iyaga oo bulshada rer Burco ay tubnayeen wadadi uu soo marayay madaxwaynahu

 

 

 iyaga oo lulayay caleemo qoyan iyo calanka Somaliland kuna dhawaqayay hadalo gacaltooya ah oo ay ku soodhawaynayeen waftiga uu hogaminayo madaxwayanahu bulashada rer Burco aya ilaa saka utaagna sidii ay usoo dhawayn lahayeen madaxwaynaha iyo waftiga uu hogaminayo 

 

Waftiga ayaa waxa lo soo gudbiyay dhinaca Guriga Madaxtooyada oo lagu samayay dib uhabayn baladhan oo uu madaxwaynahu la kawsaday guri cusub iyo agab cusub oo lafilayo inuu bari xadhiga ka jaro hasahatee madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa uhoyday caawa saxana doona Guriga Madaxtooyada

Waxa iyaguna waftiga Madaxwayanaha ku wahalinayay marwada kobaad ee Somaliland Amina Waris iyo qaar kamida golaha wasirada ,qaarkamida xildhibanada golaha barlamaankacuqaal ,waxgarad ,masuliyinta lamaha dawlada geesta kale badhasabka gobolka Togdheer iyo Maayirka dagmada Burco ayaa kaga hortagay kantarolka Beer oo kaga began Burco dhanka bari

Madaxwaynaha Somaliland ayaa bari la filaya inuu meelo badan uu maro oo uu xadhigana ka jaro aqalka martida oo dib loo cusbonaysiyay waddo wayn oo ay ka hirgalisay dawlada hoose ee Burco,iyo iskuul loo dhisay ardayda dhogalayasha iyo jamacada Burco oo ay ka qalinjabiyeen arday badan oo uu shahadooyin siin doono iyo meelo kale

Madaxwayanahu intii uuna soo gaadhin magalada Burco ayaa waxa uu soo maray Deeganada Ceel afwayn ,Garadag Caynaba Oog iyo deegano kale oo badan dhaamaantood oo uu halka kale hadlay dadki dagana deegnadaasi uguna baaqay inay wax kasta oo ay ubahan yahiin ay lagarbtagan yahiin ka xukamad ahaan waxa kale oo uu madaxwayanuhu kale kulmay dadka dagana deeganadaasi soo dhawan baladhan oo dareen farxadeed galisay madaxwayanaha iyo waftiga uu hogaaminayay

 

Isku soo wada duba safarkan ayaa qayb ka ah socdaalka uu ku marayo madaxwaynuhu gobolada dalka si uu ugaado xalada dhabta ah ee ka jirta

Afkashacabka.com

Burco/Office

contact@afkashacabka.com