Burco oo Sannadka Cusub Xalay ku Soo Dhoweysey Arooski U horeeyey Ee ay iskula Aqaal Galaan Wiil Somalilander ah iyo Gabadh ajnabi ah oo ka Dhacay Egal Hotel +SAWIRO

0
Thursday January 01, 2015 - 08:26:02 in by Super Admin
  • Visits: 2770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco oo Sannadka Cusub Xalay ku Soo Dhoweysey Arooski U horeeyey Ee ay iskula Aqaal Galaan Wiil Somalilander ah iyo Gabadh ajnabi ah oo ka Dhacay Egal Hotel +SAWIRO

    Magaalada burco waxa xalay ka qabsoomay arooskii ugu horeeyey ee ajnabi iyo somalilander isku guursadaan,kadib markay is guursadeen gabadh u dhalatay dalka Lebanon iyo wiil u dhashay Somaliland,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada burco waxa xalay ka qabsoomay arooskii ugu horeeyey ee ajnabi iyo somalilander isku guursadaan,kadib markay is guursadeen gabadh u dhalatay dalka Lebanon iyo wiil u dhashay Somaliland,

,dhacdadan ayaa soo jiitaday dhamaan dadkii ka qayb galay arooskan, kuwaasi oo si gooniya u xiisaynayay xafladda Arooska iyo weliba wakhtiga ay ku soo beegantay.

gansehcvbww

Dadku waxa ay ka bixinayeen faallooyin kala duwan,kuwaasi oo ku sifaynayay wax cusub,oo aan hore loo arag iyagoo badankooda u hanbaliayeynayey lamaanaha cusub Tanina wa dhacdadii ugu horeysey ee ka dhacday magaala madaxda burco ee togdheer.




Xigasho: Murtimaal