Daawo Dawlada Maraykanka Oo Soo Bandhigay Maraakiib Dagaal oo dushooda noqdeen Garoomo Diyaaradeed

0
Saturday January 03, 2015 - 09:16:06 in by salman abdi
  • Visits: 588
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Dawlada Maraykanka Oo Soo Bandhigay Maraakiib Dagaal oo dushooda noqdeen Garoomo Diyaaradeed

    Dowlada Mareeykanka oo lagu tiriyo wadamada ugu quwada badan Caalamka ayaa waxa ay soo bandhigtay Maraakiib dagaal oo dushooda isku badalay garoomo Diyaarad iyo Taangiyo biyaha bada hoostooda ka soo baxaya .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Mareeykanka oo lagu tiriyo wadamada ugu quwada badan Caalamka ayaa waxa ay soo bandhigtay Maraakiib dagaal oo dushooda isku badalay garoomo Diyaarad iyo Taangiyo biyaha bada hoostooda ka soo baxaya .

Mareeykanka ayaa inta badan waxa uu dhanka soo saarista hubka casriga ah la tartamaa wadamada Ruushka iyo Shiinaha balse Muuqaalkaan ayaa waxa ka dhex muuqda awood balaaran oo ay leeyihiin ciidamada Bada ee dalka Mareeykanka