Madaxwaynaha JSL oo ku dhawaaqay 18May ee inagu soo foodka leh in dhaaqale loogu ururin doono wadada Cerigaabo

0
Tuesday March 18, 2014 - 23:56:06 in by Super Admin
  • Visits: 1099
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha JSL oo ku dhawaaqay 18May ee inagu soo foodka leh in dhaaqale loogu ururin doono wadada Cerigaabo

    Madaxweynaha:- waxa uu kaga dhawaaqay una asteeyey 18-MAY 2014 ka inay noqoto mid Sanadkan meel ay uga soo wada jeedidoonaan shacbiga iyo xukuumaduba sidii dhaqaale loogu ururin lahaa wadada Ceerigaabo Abaabul weyna laga geli lahaa taasi oo loogu mag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha:- waxa uu kaga dhawaaqay una asteeyey 18-MAY 2014 ka inay noqoto mid Sanadkan meel ay uga soo wada jeedidoonaan shacbiga iyo xukuumaduba sidii dhaqaale loogu ururin lahaa wadada Ceerigaabo Abaabul weyna laga geli lahaa taasi oo loogu magacdari-doono 18-MAY 2014 KA sanadkii wadada Ceerigaabo.

Subaxnimadii hore ayuu madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hogaaminaayey ka soo Jarmaadeen Gobolka Sanaag gaar ahaan Ceerigaabo oo uu madaxweynuhu laba habeen seexday, isaga oo u soo jeeda dhinaca Gobolka Saraar waxaanu soo maray madaxweynuhu intaanu soo gaadhin Ceerigaabo, Yufle, Kalshiish, Ceel-afweyn, Fadhi-yar, Fadhi-gaab, Shiisha,iyo Gar’adag, halkaasi oo uu madaxweynuhu kala kulmaayey soo dhawayn aan la qiyaasi karayn balse aad ka arki karto Sawirada.


Waxa xusid gaara mudan In madaxweynuhu markii uu ceel afweyn oo ahayd meesha Madaxweynuhu ka soo quraacday isaga iyo weftigiisuba waxa uu kaga dhawaaqay una asteeyey 18-MAY 2014 ka inay noqoto mid Sanadkan meel ay uga soo wada jeedidoonaan shacbiga iyo xukuumaduba sidii dhaqaale loogu ururin lahaa wadada Ceerigaabo Abaabul weyna laga geli lahaa taasi oo loogu magacdari-doono 18-MAY 2014 KA sanadkii wadada Ceerigaabo.



Madaxweynaha:- waxa uu kaga dhawaaqay una asteeyey 18-MAY 2014 ka inay noqoto mid Sanadkan meel ay uga soo wada jeedidoonaan shacbiga iyo xukuumaduba sidii dhaqaale loogu ururin lahaa wadada Ceerigaabo Abaabul weyna laga geli lahaa taasi oo loogu magacdari-doono 18-MAY 2014 KA sanadkii wadada Ceerigaabo   waxa kale oo iftiimayay madaxwayanaha JSL  in ay iskuduubnidu tahay ya kaliya ee kani karta hormarka baladhan ee aan higsanayno  waxa tabagal noqanaysa hadii aan wadadan dhamays tirno oo aan ku guulaysano waxa il gaara inagu eegaya wadamada Dinida

Tan iyo intii uu kasoo noqday madaxwayanahu magalada Cerigaabo waxa uu bulshda ugu baqayau kana codsanayay in ay ku dadalaan sidii ay udhamaystiri lahayeen wadada Cerigaabo oo ah wado halbawlo ah oo ubahnayd in la dhiso mar hare hatana hada waxaan idinka fadhinaa inaan uguntano sidaan u dhamaystiri lahayn inaga oo isku duuban wadadan 


isku soo wada duubo safarkan uu madaxwaynahu ku marayo gobolada dalka ayaa ah mid uu ukuur galayo xalaha rasmiga ee ay ku noolyahiin waxa kale oo uu balanqaadyo ufulyay dahganadii usoo maray inuu markasta ka shaqaynayo hormarka dalka 



Afkashacabka,com

Caynaba/Office

Contact@afkashacabka