DAAWO VIDEO: Madaxwaynaha JSL meel Fagaare ah kala hadlay Kumanan Bulshda reer Burco ah. +SAWIRO

0
Wednesday March 19, 2014 - 16:01:31 in by Super Admin
  • Visits: 1439
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO VIDEO: Madaxwaynaha JSL meel Fagaare ah kala hadlay Kumanan Bulshda reer Burco ah. +SAWIRO

    Sidoo kale Madaxweynuhu Wuxuu xadhiga ka jaray Mashaariic kale Duwan isagoo kala qaybgalay ardayda Jamacadda Burco xafladi qalinjabintoda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidoo kale Madaxweynuhu Wuxuu xadhiga ka jaray Mashaariic kale Duwan isagoo kala qaybgalay ardayda Jamacadda Burco xafladi qalinjabintoda.

 

Madaxweynaha Somaliland Oo Habeenkii Xalay U Hoyday Magaalada Burco Ayaa Saaka Dadweynaha Ku Dhaqan Magaalada Burco Ku Qaabiley Barxada Hore Ee Guriga Madaxtooyada  Ee Magaalada Burco.

Madaxweynaha Oo U Soo Baxay Saaka Si Uu Mashaariic kala duwan Uga Furi Lahaa Gobolka Togdheer Gaar Ahaan Caasimadiisa Burco Ayaa Waxa Uu Xadhiga Ka Jaray Guriga Aadka U Quruxda Badan Ee Loo Dhisay Madaxda Somaliland ee Gobolka Timada , kaaso loogu talo galay  Inuu gobolku Madaxda  Ku Soo Dhaweeyo Marka Martida Loo Yahay, isagoo kadibna la hadlay kumannaan dadweyne oo tubnaa Barxadda hore ee gurigaas martida.

Ka Dibna Waxa Uu Madaxweynuhu Uga Sii Gudbay In Uu Xadhiga Ka Jaro Xarunta Wakaalada Biyaha Burco Ay U Dhistay 5 Mishiin Iyo Hal-Ceel Oo Ah Kuwa Magaalada Biyaha Siiya.

Isaga Oo Madaxweynuhu Sii Wata Hawlihiisa Mashaariiceed Ee Gobolku Ku Talaabsaday Isaguna Uu Hormuudka Ka Yahay Waxa Uu Ka Qaybgalay Xalada Qalinjebinta Jaamacada Burco Isaga Oo Sawiro La Galay Ardayda Jaamacada Burco Taasi Oo Ka Dhigaysa Madaxweynihii U Horeeyey Ee Ardaydiisa Siiyey Wakhti Ay Kula Galaan Sawir Photo-Group Ah, Kadibna Waxa Uu Xadhiga Ka Jaray ICT-Library Kaasi Oo Ay U Dhistay Shirkada Isgaadhsiinta Ee TELESOM Jaamacada

Sidoo Kalena Waxa Uu Xadhiga Ka Jaray Dhismo Loogu Talo Galay Inay Degaan Martida Jaamacada Burco Wax Ka Dhigaa Taasi Oo Ay Suuragelisay Dhistayna Shirkada Dahabshiil Group.

Wixii Intaasi Ka Danbeeyeyna Waxa Uu Madaxweynuhu Soo Gaadhay Hoolkii Xalada Qalinjebintu Ka Dhacaysay Oo Ay Ku Sugnaayeen 121 Arday Oo Ay Maanta U Ahyad Maalintoodii Kana Muuqatay Farxad Iyo Dhoolacadayn Dheeriyi Madaama Ay Heleen Waxay Ku Riyoonayeen Oo Ahaa Inay Mar Uun Indhaha Ka Qaadaan Reer Burco Madaxweyne Somaliland Hogaaminaaya Oo Fadhiya Xalada Qalinjebintooda.

Madaxweynaha Oo Shahaadada First Degree Gudoonsiiyey 6 Arday Oo Ahaa Kuwii Ugu Sareeyey Kuliyadaha Jaamacada Iyo Intii Gacan Ka Gaysatay Hirgelinta Iyo Dhiirigelinta Jaamacada Burco University, Waxaanu Ugu Danbayn Dhagax U Dhigay Madaxweynuhu Wadada Jaamacada Tegaysa.

Waxaanu Uga Sii Gudbay Suuqa Weyn Ee Magaalada Kaasi Oo Ahaa Maanta Mid Aad Moodo In Daad Ku Soo Rogmaday Lafahaagana Aad Uga Baqayso Inuu Qof Ku Dulmaro Sida Baabuurka Ama Ku Qariyo Kolanyo Baabuur Ah Dadkaasi Oo Ku Dhaqaaqayey Soo Dhawoow Madaxweyne Iyo Ereyo Kale Oo Badan.

Waxaanu Xadhiga Ka Jaray Wado Halbowle U Ah Burco Taasi Oo Ay Ku Soo Xoomeen Dadweyne Aad Ku Qiyaasi Karto Markaad Fara-Badnidooda Aragto Shini Mooye Aanad Is Odhan Karin.

Waxaanu Madaxweynuhu Ku Soo Guryo Noqday Guriga Martida Oo Uu Degan Yahay Hada Waxaana La Rajaynayaa Inuu Maalmo Ku Sugnaado Gobolka Kana Hirgeliyo Mashaariico Farabadan Oo Ka Hirgalay Gobolka.



 

1185000_538733462907178_244247767_n

1239047_538733302907194_748521710_n

1376994_538733156240542_386394060_n1377293_538732902907234_1919719206_n

1379685_538733189573872_385550122_n1379738_538733429573848_437673448_n

1379738_538733429573848_437673448_n1381732_538732579573933_8357493_n.

1000633_538728219574369_1096906672_n1010300_538728342907690_390006546_n1236516_538728116241046_1909496981_n1377538_538728186241039_725002172_n1526681_538728346241023_547403938_n1926825_538728302907694_1711501272_n1962814_538728386241019_348877763_n

1383678_538733802907144_784077404_n1476320_538732696240588_1965807056_n1477425_538733806240477_277989503_n1489002_538733342907190_1823883317_n

1508599_538732736240584_1853120615_n1558457_538733406240517_3102913_n1620896_538733216240536_1754093068_n1622778_538732936240564_1848754320_n1797514_538733692907155_860588166_n1901160_538733376240520_1339231244_n1904042_538732939573897_1684940530_n1907280_538732789573912_1280402650_n

1911835_538732842907240_1480213094_n1922226_538479382932586_1349986758_n1925266_538732646240593_2021099504_n1926948_538732409573950_1563797350_n

1947644_538733732907151_1099056742_n1969146_538733829573808_1018144698_n1972458_538733029573888_437868099_n1975258_538733266240531_1863263908_n1979534_538732992907225_835843868_n10011511_538732396240618_1993322139_n

10013957_538733542907170_189546348_n



Afkashacabka.com

Burco/Office

Contact@afkashacabka.com