Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Madaxweynaha Djabouti Ku Bogaadiyay Soo Afjarida Khilaafkii Mucaaradka Dalkiisa

0
Saturday January 03, 2015 - 20:38:07 in by salman abdi
  • Visits: 700
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Madaxweynaha Djabouti Ku Bogaadiyay Soo Afjarida Khilaafkii Mucaaradka Dalkiisa

    Gabagabadii wuxuu Salaan iyo Hambalyo udirayaa Madaxwaynaha Jabuuti iyo shacabkiisa Curashada sanadka cusub ee miiladiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabagabadii wuxuu Salaan iyo Hambalyo udirayaa Madaxwaynaha Jabuuti iyo shacabkiisa Curashada sanadka cusub ee miiladiga

Gudoomiyaha Xisbiga KulmiyeMd Muuse Biixi Cabdiisagoo ku hadlaya magaciisa , ka hogaanka xisbiga, Gudida fulinta ,


Gudoomiyuhu wuxuu heshiiskaa u arkaa mid wax-tar u leh midnimada iyo horumarka reer Jabuuti iyo guud ahaan mandaqada Geeska Afrika.
Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga kulmiye wuxuu Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geele, Madaxda Mucaaridka Jabuuti, iyo dhamaan shacabka reer Jabuuti, isagoo ku hambalyaynaya Heshiiska ay gaadheen maxawaynaha Jabuuti iyo mucaaradka wadankaasi.

Gabagabadii wuxuu Salaan iyo Hambalyo udirayaa Madaxwaynaha Jabuuti iyo shacabkiisa Curashada sanadka cusub ee miiladiga, isagoo u rajaynaya in sanadkan kiisa ku gaadhan Nabad iyo Horumar.

 

.

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

ALLAH MAHAD LEH