"Guul la taaban karo ayaa laga gaaray dagaalladii kooxda Al-shabaab lala galay 2014-kii" Nickolas kay

0
Sunday January 04, 2015 - 18:31:29 in by salman abdi
  • Visits: 589
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Guul la taaban karo ayaa laga gaaray dagaalladii kooxda Al-shabaab lala galay 2014-kii" Nickolas kay

    Ergeyga Qaramada Midoobay Uqaabilsan Somaliya Oo Daboolka Ka Qaaday Guulo Uutilmaamy In Laga Gaadhay Dagaalka Alshabaab Lagu Hayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ergeyga Qaramada Midoobay Uqaabilsan Somaliya Oo Daboolka Ka Qaaday Guulo Uutilmaamy In Laga Gaadhay Dagaalka Alshabaab Lagu Hayo
.
Ergeyga Gaarka Ah Ee Xoghayaha guud ee qaramada midoobay uqaabilsan somaliya Aps Nichlos Key Ayaa sheegay in duqayntii maraykanku ka geysatay gudaha dalka somaliya iyo weeraradii lagu hayay alshabaaba ay sanadkan 2014 Laga Gaadhay Guulo Waaweyn Sidaasina waxaa uu ergaygku kusheegay waraysi uu siiyay laanta afka somaliga ee VOA
Danjire Kay ayaa sheegay in gulufka colaadeed ee ka dhanka ah Al-shabaab ay ku qasbeen in kooxda laga saaro dhowr iyo 20 magaalo oo muddo dheer ay Al-shabaab maamusay.

 

"Guul la taaban karo ayaa laga gaaray dagaalladii kooxda Al-shabaab lala galay 2014-kii. Sidoo kalena horumar dhinaca siyaasadda ah ayaa la gaaray isla sannadkii hore,”
Hadalka danjire Kay ayaa imaanaya iyadoo xoogagga Al-shabaab ay weerar ku qaadeen toddobaadkii hore saldhig ugu weyn AMISOM ee Somalia ay ku leedahay ee Xalane, halkaasoo lagu tiro ka mid ah ciidamada iyo saraakiisha AMISOM.

Ugu dambeyn, Mareykanka ayaa sheegtay in duqeyntoodii ugu dambeysay ee ay Somalia ay ku dileen C/shakuur Tahliil oo ay ku sheegeen inuu ahaa sarkaalkii dhinaca sirdoonka uga wakiilka ahaa Al-shabaab.

Iskusoo Wada Duubooo Dhawaaqan Ergeyga Ayaa Kusoo beegmaya xili bishii september ee sanadkii aynu soo dhaafnay maraykanku duqeyn cirka ah ku khaarajiyay hogaamiyiihii xarakada Alshabaab Axmed Cabdi Godane Oo ay uyaqaaneen sidoo kale sh,Cabdiraxmaan Abuu Subeyr

Contact@afkashacabka.com