Fernando Torres Oo Lagu Soo Bandhigay Vincent Calderon, 45,000 Taageere Ayaa Soo Xaadiray Garoonka Daawo sawirada

0
Sunday January 04, 2015 - 19:36:06 in by Burco Office
  • Visits: 2169
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fernando Torres Oo Lagu Soo Bandhigay Vincent Calderon, 45,000 Taageere Ayaa Soo Xaadiray Garoonka Daawo sawirada

    Fernando Torres ayaa dib u xirtay maaliyada Atletico Madrid 8-sano kadib markii uu kooxda ka hayaamay waxaana Vincent Calderon kusoo dhaweeyay 45,000 taageerayaal ah kuwaas oo u hamuun qabay iney arkaan El-Nino oo mar kale xiran maaliyada Atletico.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fernando Torres ayaa dib u xirtay maaliyada Atletico Madrid 8-sano kadib markii uu kooxda ka hayaamay waxaana Vincent Calderon kusoo dhaweeyay 45,000 taageerayaal ah kuwaas oo u hamuun qabay iney arkaan El-Nino oo mar kale xiran maaliyada Atletico.



Fernando Torres ayaa qaab amaah ah ugu soo biiray Atletico Madrid, wuxuuna kooxdaan ku sugnaan doonaa ilaa June 2016, markaas oo uu dhamaanayo qandaraaska halka sano iyo barka ah oo uu la galay kooxdiisa.

Torres waxaa loo xiray numberka 19-aad ee kooxda, madama numberkii uu kooxda usoo xiran jiray uu haatan xiran yahay saxiixa cusub ee kooxda Atletico Madrid Mario Mandzukic oo bishii July 2014 kaga soo biiray Kooxda Bayern Munich.

Ugu dambeyntii soo dhaweynta Fernando Torres ayaa aheyd midii ugu weyneyd ebid ay sameeyaan jamaahiirta Atletico Madrid.

2468C39700000578-2896201-image-a-38_1420378907231246899CE00000578-0-image-a-8_1420374876967 2468990700000578-0-image-a-1_1420374849972 2468998700000578-0-image-a-6_1420374866341 2468BFCC00000578-2896201-image-a-42_1420378952496 2468BD1E00000578-0-image-a-37_1420378253030 2468BC4F00000578-2896201-image-a-30_1420378086918 2468BB1D00000578-2896201-image-a-35_1420378236740



conntact@afkashacbka.com