Alla ha u Naxariistee waxa goor dhoweyd lagu aasay tuulada suuqsade Marxuum Caqil Cabdi Maxmed Cigaal Cabdi Hadoodil oo saaka ku dhintay shil babuur

0
Thursday March 20, 2014 - 18:33:54 in by Super Admin
  • Visits: 1106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Alla ha u Naxariistee waxa goor dhoweyd lagu aasay tuulada suuqsade Marxuum Caqil Cabdi Maxmed Cigaal Cabdi Hadoodil oo saaka ku dhintay shil babuur

    Maydka ayaa isla markii uu gaadhigu la dhacay ba loo qaday dhinaca degmada SHEEKH, waxaana galabta lagu aasay tuulada suuqsade,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maydka ayaa isla markii uu gaadhigu la dhacay ba loo qaday dhinaca degmada SHEEKH, waxaana galabta lagu aasay tuulada suuqsade,

Alla ha u Naxariistee waxa galabta lagu aasay Tuulada Suuqsade ee Gobolka saaxil Marxuum Caqil Cabdi Maxmed Cigaal Cabdi Hadoodil oo saaka ku dhintay shil babuur  oo ka dhacay duleedka Hudisa kadib markii gaadhi uu watey oo ka mid ahaa baabuurtii gelbinaysay weftiga madaxweynaha JSL la dhacay.


Maydka ayaa isla markii uu gaadhigu la dhacay ba loo qaday dhinaca degmada SHEEKH, waxaana galabta lagu aasay tuulada suuqsade, alla ha u naxariistee caaqilka ayaa ka mid ahaa cuqaasha laga yaqaan gobolka saaxil iyo togdheer ba, isagoo inta badan ka ag dhowaa siyaasinta iyo xukumadda isla markaasna ka mid ahaa cuqaasha ugu aftahan san ama ugu hadal yaqaansan ee gobolka saaxil.
 



INAALILAAHI WAA INA ILEYHI RAJICUUN.
 



Afkashacabka.com
Burco /Office
Contact@afkashacabka.com