Daawo:Abwaan Axmed Aw Geeddi oo Soo Bookhday Rugta Kutubta ee Berbera iyo Is Xogwaraysigii Dhex Maray Hal Abuuro uu halkaas kula kulmay

0
Monday January 12, 2015 - 08:19:29 in by salman abdi
  • Visits: 1003
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Abwaan Axmed Aw Geeddi oo Soo Bookhday Rugta Kutubta ee Berbera iyo Is Xogwaraysigii Dhex Maray Hal Abuuro uu halkaas kula kulmay

    Abwaan Axmed Aw Geedi oo maanta Rugta Kutubta Ee Berbera Public Library kula kulmay dhalinyaro Hal-abuur ah oo ka tirsan Naadiga akhristayaasha Ee Berbera Readers Club.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abwaan Axmed Aw Geedi oo maanta Rugta Kutubta Ee Berbera Public Library kula kulmay dhalinyaro Hal-abuur ah oo ka tirsan Naadiga akhristayaasha Ee Berbera Readers Club. Abwaanku waxa uu dhalinyaradaa ka dhagaystay silsilad suugaaneed ay dhawaan bilaabeen oo ay kaga hadlayeen tahriibta. isagoo sixid iyo talaba la wadaagay, ugu dambayna abwaanku waxa hadal dhiirigalina u soo jeediyey dhalinayradaa. waxa kale oo uu Abwaan Axmed awgeedi baaq u diray suuganyahanada reer soomaaliland oo ugu baaqay inay ku soo xidhmaan xarunta Berbera Public Library,cidii buug ku darsanaysa,iyo cidii talo kale ku biirnaysaba caawina buug
S7080111S7080101
Waxa kale oo isna halkaas hadal kooban ka soo jeediyey Maxamuud Maxamed Jaamac Gudoomiyaha Naadiga Akhriska Ee Berbera Readers Club,Wuxuuna xarunta Libraryga Berbera ku soo dhaweeyey Abwaanka wuxuuna uga mahad celiyey Kulanka qiimaha leh ee uu la qatay dhalinyarada Hal-abuurka ah ee ka tirsan Naadiga akhriska.
S7080111S7080106S7080108


Contact@afkashacabka.com