Madaxwaynaha Somaliland oo Dhaqan Galiyey Xeerka Xakamaynta AIDSKA

0
Monday January 12, 2015 - 09:07:06 in by salman abdi
  • Visits: 695
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Somaliland oo Dhaqan Galiyey Xeerka Xakamaynta AIDSKA

    Warsaxaafadeed uu ku saxeexna Afhayeenka Madaxtooyadu ayaa lagu Sheegay in Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo uu dhaqan Galiyey Xeerka gudida komishanka Xakamaynta AIDSKa Xeer Lr. 67/2014.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warsaxaafadeed uu ku saxeexna Afhayeenka Madaxtooyadu ayaa lagu Sheegay in Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo uu dhaqan Galiyey Xeerka gudida komishanka Xakamaynta AIDSKa Xeer Lr. 67/2014.

WAR-SAXAAFADEED

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo

waxa uu xeer madaxweyne oo sumadiisu tahayJSL/M/WM/240-2909/012015ku dhaqangeliyey Xeerka Guddida (Komishanka) Qaranka Ee Xakamaynta AIDS-ka Xeer Lr. 67/2014

Madaxweynuhu:-

 

Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Arkay: Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Arkay: Go’aanka Golaha Wakiillada Go’aan Lr. GW/G/KF-26/645/2014 ee

ku taariikhaysan 05/01/2015 ee ay ku ansixiyeen Xeerka Guddida

(Komishanka) Qaranka Ee Xakamaynta AIDS-ka Xeer Lr. 67/2014.

Wuxuu Soo Saaray

Xeerkan oo lagu baahinayo Dhaqan-galkaXeerka Guddida (Komishanka) Qaranka Ee Xakamaynta AIDS-ka Xeer Lr. 67/2014.



ALLAA MAHAD LEH




Axmed Saleebaan Maxamed (Duhuxul)

Afhayeenka Madaxtooyada JSL.