Akhri: Liiska Magacyada Golaha Wasiirrada Xukumadda Raisulwasaare Sharmarke

0
Monday January 12, 2015 - 09:23:57 in by salman abdi
  • Visits: 1066
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhri: Liiska Magacyada Golaha Wasiirrada Xukumadda Raisulwasaare Sharmarke

    Ra'isal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay Liiska Golaha Wasiiradda Ee Xukuumadiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'isal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay Liiska Golaha Wasiiradda Ee Xukuumadiisa.


Liiska Golaha Wasiirada

 

1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen

 

 

2. Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed Wasaaradda Caddaaladda

 

3. Cabdulqaadir Sh. Cali Ibrahim "Baqdaadi” Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

 

4. Cabdikariin Xuseen Guuleed Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

 

5. Xuseen Cabdi Xalane Wasaaradda Maaliyadda

 

6. Maxamed Sh. Xasan Xaamud Wasaaradda Gaashaandhigga

 

7. Cabdirixman Ducaale Bayle Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga

 

8. Cabdullahi Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha

 

9. Cabdullahi Axmed Jaamac "Ilkajiir” Wasaaradda Waxbarashada

 

10. Yusuf Macalin Amiin Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

 

11. Maxamud Cali Magan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga

 

12. Cabdiqadir Cabdi Xashi "Gaabane” Wasaaradda Arimaha Dastuurka

 

13. Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye” Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

 

14. Mustaf Sh. Cali Dhuxulow Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska

 

15. Cabdullahi Sh. Ismaacil Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

 

16. Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

 

17. Cabdalla Boos Axmed Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

 

18. Xuseen Maxamed Sheekh "Badni” Wasaaradda Beeraha

 

19. Axmadey Sh. Mukhtaar Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada

 

20. Cabdiraxman Cabdi Cusmaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

 

21. Nadifo Maxamed Cusman Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska

 

22. Khadiija Maxamed Diriye Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska

 

23. Maxamed Mukhtar Ibrahim Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

 

24. Daauud Maxamed Cumar Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka

 

25. Abuukar Cabdi Cusman "Mardadi” Wasaaradda Xanaanada
Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa

 

Magacyada Wasiiru Dawlayaasha

 

1. Cabdullahi Yusuf Alankey Wasaaradda Amniga Gudaha

 

2. Maxamuud Hayir Ibrahim Madaxtooyada

 

3. Khalid Cali Cumar Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

 

4. Maxamed Adan "Fargeti” Wasaaradda Arrimaha Dibadda &
Dhiirigalinta Maalgashiga

 

5. Maxamed Cali Xagaa Wasaaradda Gaashaandhigga

 

6. Cabdullahi Maxamed Nuur Wasaaradda Maaliyadda

 

7. Xasan Maxamed Jimcaale Wasaaradda Arimaha Dastuurka

 

8. Burci Maxamed Xamza Wasiiru Dawlaha XRW Arrimaha Bay’adda

 

9. Caadil Sheegow Sagaar Xiriirka Baarlamaanka

 

Magacyada Wasiir Ku-xigeenada

 

1. Cabdullahi Bile Nur Wasaaradda Caddaaladda

 

2. Cabdiraxman Kulmiye Xirsi Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

 

3. Saacid Xaji Maxamuud Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

 

4. Fahma Axmed Nur Wasaaradda Maaliyadda

 

5. Cabdalla Xuseen Cali Wasaaradda Gaashaandhigga

 

6. Mahad Maxamed Salad Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga

 

7. Ibrahim Yarow Isaq Wasaaradda Amniga Gudaha

 

8. Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada

 

9. Yusuf Xayle Jimcaale Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

 

10. Sharif Maxamed Xasan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga

 

11. Xaji Cali Sh. Maxamed Nur Wasaaradda Arimaha Dastuurka

 

12. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

 

13. Cabdullahi Colaad Rooble Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska

 

14. Xirsi Adan Rooble Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

 

15. Maxamed Cumar Geedi Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

 

16. Cabdishakur Cali Mire Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

 

17. Cabdirashid Maxamed Xiddig Wasaaradda Beeraha

 

18. Jamaal Xasan Ismaacil Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada

 

19. Sacdiya Careys Ciise Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

 

20. Cusman Libaax Ibrahim Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska

 

21. Mumina Sh. Cumar Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska

 

22. Saciid Jamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

 

23. Maxamed Axmed Abtidoon Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka

 

24. Abdinasir Gaarane Maxamed Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa

 

25. Dr. Cusman Maxamud Dufle Wasaaradda Caafimaadka




 

Contact@afkashacabka.com