War Deg Deg ah: Mid ka mid ah Golihii Wasiirada ee Xalay uu magacaabay Raisul wasaaraha Somalia oo is Casilay

0
Monday January 12, 2015 - 18:24:54 in by salman abdi
  • Visits: 792
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah: Mid ka mid ah Golihii Wasiirada ee Xalay uu magacaabay Raisul wasaaraha Somalia oo is Casilay

    xuseen Maxamed Sheekh (Badni) oo xalay loo magacaabay Wasiirka beeraha ayaa sheegay in uu iska casilay xilka xalayto loo magacaabay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xuseen Maxamed Sheekh (Badni) oo xalay loo magacaabay Wasiirka beeraha ayaa sheegay in uu iska casilay xilka xalayto loo magacaabay.


Badni ayaa ku sababeeyey go’aankiisa iscasilaadda, in beesha uu ka soo jeedo aneey ku qancin in uu noqodo wasiirka Beeraha ee dowladda Raisulwasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke.

Xuseen Maxamed Badni ayaa ka mid ah wasiiradda loo xushad golaha wasiiradda ee beesha Digil iyo Mirifle.

nidaamka awood qeybsiga qabaa’ilka ee 4.5 ayaa lagu soo xulay golaha wasiiradda cusub ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaliya, halka wasiiro badan ay yihiin qaar horey u hayey xilalka wasaaradaha soo magacaabay, qaar kalena ay yihiin wajiyo cusub.





ISHA: AMSOM NEWS