Wariye Ka Tirsan Wargeyska Xayiran Ee HAATUF oo Xabsiga la Dhigay

0
Tuesday January 13, 2015 - 07:47:57 in by salman abdi
  • Visits: 683
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Ka Tirsan Wargeyska Xayiran Ee HAATUF oo Xabsiga la Dhigay

    Ciidamada booliska ee Magaalada Hargeysa ayaa goor dhawayd xidhay Wariye Naasir Aaden (Naasir Nawaa) oo ka mid ah Suxufiyiinta Wargeyska xayiran ee HAATUF.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada booliska ee Magaalada Hargeysa ayaa goor dhawayd xidhay Wariye Naasir Aaden (Naasir Nawaa) oo ka mid ah Suxufiyiinta Wargeyska xayiran ee HAATUF.


Wariyaha oo aan xilligan wax shaqo ah haynin, maadaama oo uu wargeyskii uu ka hawl-galayey uu xayiran yahay, ayaa ciidamada boolisku ka qabteen isaga oo ku sugan Xaafadda Xero-awr ee Magaalada Hargeysa, waxaana lagu xidhay saldhigga degmada Ibraahim Kood-buur.

Ilaa hadda lama oga ujeeddada xadhiggiisa iyo cidda bixisay amarka lagu qabtey, maadaama oo wax shaqo saxaafadeed ah aanu xilligan qabanin. 



Contact@afkashacabka.com