Wariye Cumar Cabdirisaaq Cali Oo Lugu xidhay Magaalada Hargeysa Maanta Ayaa Ka Dareen Celiyay Sharci Daro Lagu Soo Qabtay Lagu-nala Kacay Iyo Cabsida Soo Wajahday Wariyaaashi Ka Hawl Gala Dalka Somaliland Oo Aan Si Xora U Gudan Karin Shaqadooda.

0
Friday March 21, 2014 - 04:24:52 in by London Office
  • Visits: 1033
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Cumar Cabdirisaaq Cali Oo Lugu xidhay Magaalada Hargeysa Maanta Ayaa Ka Dareen Celiyay Sharci Daro Lagu Soo Qabtay Lagu-nala Kacay Iyo Cabsida Soo Wajahday Wariyaaashi Ka Hawl Gala Dalka Somaliland Oo Aan Si Xora U Gudan Karin Shaqadooda.

    Wariye Cumar Cabdirisaaq Cali Oo Lugu xidhay Magaalada Hargeysa Maanta Ayaa Ka Dareen Celiyay Sharci Daro Lagu Soo Qabtay Lagu-nala Kacay Iyo Cabsida Soo Wajahday Wariyaaashi Ka Hawl Gala Dalka Somaliland Oo Aan Si Xora U Gudan Karin Shaqadooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wariye Cumar Cabdirisaaq Cali Oo Lugu xidhay Magaalada Hargeysa Maanta Ayaa Ka Dareen Celiyay Sharci Daro Lagu Soo Qabtay Lagu-nala Kacay Iyo Cabsida Soo Wajahday Wariyaaashi Ka Hawl Gala Dalka Somaliland Oo Aan Si Xora U Gudan Karin Shaqadooda.

Saxafi Cumar C/risaaq Cali oo ah wariye shabakada caalamiga ah ee magudnenews.com laanteeda caasimada Hargeysa.ayaa lagu xidhay jeelka dhexe ee caasimada Somaliland.ee Hargeysa

Waxa hada ladiisii ka mid ah(waxan ku sugnaa kaalinta shidaalka ee KAAH halkaasi oo aan ku sugayay Gaadhi ka qayb galay soo dhawaynta madax weynaha Waxyar ka dib Anigoo Telefoon ku hadlaya ayaa wax isoo dhinac is taagay nin Dhar Cad ah Waxaanu igu Idhi Ina mari Waxaanu ii geeyey Sarkaal Wadad Dhinaceeda fadhiyay waxaan u sheegay inaan wariye aha waanan tusay ID CARD kii Shabakada magudhenews balse waxa ayaan daro noqotay in uu akhri kari waayo waana layxidhay markii danbe)

Mudadaas uu ku jiray wariyah Magudhenews waxaan kala kulmay wax yaabo aad u badan oo qofka bin aadamka ah ku haboonayin,gudaha saldhiga new hargeisa oo ay ka muuqatay wax yaabo badan oo cadaalo dara ah iyo Booliska sharci daro ka jirta booliska Somaliland.

Ka dib laba saacadood waxa ii imid qaar ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Jamuuriyada Somaliland Halkaasi oo ay taliyihii saldhiga u waydiiyeen arinta lagu soo xidhay waxaanu idhi(anag Hogaan Ciidan ayaa soo xidhay)

Abaara 12:35 duhur nimo ayaa markii wax danbi ah lagu waayay lay soo celiyay xoriyadaydii

Saxafi Cumar C/risaaq Cali

Wariye ka tirsan shabakada Magudhenews.com