Maxkamda Rafcanka Gobolka Maroodijeex Oo Mar Kale Albaabada U Laabtay Wargayska Hubaal oo Shalay Xayiradii Saarnayd laga qaaday

0
Tuesday January 13, 2015 - 08:20:24 in by salman abdi
  • Visits: 630
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamda Rafcanka Gobolka Maroodijeex Oo Mar Kale Albaabada U Laabtay Wargayska Hubaal oo Shalay Xayiradii Saarnayd laga qaaday

    Maxkamada racfaanka gobolka Maroodi-jeex ayaa xayiraad Mar Kale Saartay wargeyska madaxa-bannaan ee Hubaal oo kasoo baxa magaaladda Hargeysa kaas oo isla maalintii Shalay ay maxkamada Gobolku ka qaaday xayiiradii saarneyd wargeyska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada racfaanka gobolka Maroodi-jeex ayaa xayiraad Mar Kale Saartay wargeyska madaxa-bannaan ee Hubaal oo kasoo baxa magaaladda Hargeysa kaas oo isla maalintii Shalay ay maxkamada Gobolku ka qaaday xayiiradii saarneyd wargeyska islamarkaana uu wargeysku bilaabay isla xalay hawshiisii,Maanta oo isniin ahaydna uu soo baxay daabicaadii u horeysay muddo laga joogo saddex iyo taban bilood oo uu wargeyska xayirnaa.

 

Amarkan dambe ee maxkamada racfaanku dib ugu saartay xayiraada wargeyska Hubaal Ayaan La Aqoon Sababta Keentay Durba Maadaama shalayto ay Maxakamadi ka Qaaday Xayiraada

 

Waxay ahayd 25-kii bishii sideedaad ee sanadkii ina dhaafay 2014 markii ay maxakamada gobolku ay xayiraadii saarneyd ka qaaday wargeyska Hubaal,waxaana saacado kadib sidan oo kale xayiiradii saarneyd dib ugu celisay maxkamada racfaanka

Halkan ka daallaco xayiraada maxkamadu mar kale kSaartay wargeyska Hubaal

Scan0003

Contact@afkashacabka.com