Daawo: Xildhibaan Ka tirsan Golaha Degaanka Berbera oo Dhaliilay Golihiisa iyo Xukuumadda

0
Tuesday January 13, 2015 - 19:43:29 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Xildhibaan Ka tirsan Golaha Degaanka Berbera oo Dhaliilay Golihiisa iyo Xukuumadda

    Xildhibaan Maxamed Cali Xaji Axmed ayaa si adag uga hadlay Arrintii wershedda Korontada ee Berbera oo maalmahan muran ka taagnaa isla markaasna ay Dawladdu ganacsato gaar ah ku wareejisay, waxa uu sheegay xildhibaankani inaan golahoodu daacad ka ahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Maxamed Cali Xaji Axmed ayaa si adag uga hadlay Arrintii wershedda Korontada ee Berbera oo maalmahan muran ka taagnaa isla markaasna ay Dawladdu ganacsato gaar ah ku wareejisay, waxa uu sheegay xildhibaankani inaan golahoodu daacad ka ahayn arrinkan maayarka iyo golaha badhkiina ay xukumadda hoosta kala socdaan oo ay rabaan in ganacsato gaar ahi gacanta u gasho wershedda laydhku Contact@afkashacabka.com