Dhegayso: Wasiirka Madaxtooyada JSL oo Bulshada u Iftiimiyey inu Horumarku Gacmahooda ku jiro isla markaasna loo Baahan yahay Han iyo Himilo Dheer

0
Wednesday January 14, 2015 - 08:10:31 in by salman abdi
  • Visits: 651
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhegayso: Wasiirka Madaxtooyada JSL oo Bulshada u Iftiimiyey inu Horumarku Gacmahooda ku jiro isla markaasna loo Baahan yahay Han iyo Himilo Dheer

    "Bulsho Aan Wax Qabsan Oo Aan Hankeedii La Iman Oo Aan Dhaqaale La Iman Meel Ma Gaadho" Wasiirka Madaxtooyada JSL Xirsi Cali Xaji Xasan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Bulsho Aan Wax Qabsan Oo Aan Hankeedii La Iman Oo Aan Dhaqaale La Iman Meel Ma Gaadho" Wasiirka Madaxtooyada JSL Xirsi Cali Xaji Xasan

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan oo qayb ka ahaa raxan wasiiro ah oo ka qayb galay munaasibad xadhiga laga jarayay wadada jidka dawgacad ayaa ka hadaly wadooyinka dalka ka socda iyo sida ay xukuumadu uga qayb qaadato, waxaana uu shacabka ku dhiiri galiyay inay muujiyaan waddaniyad isla markaana ay u kacaan horumarinta dalka. 




Contact@afkashacabka.com