Daawo: Wasiirka Caafimadka JSL oo Si weyn loogu Soo Dhoweeyey Buuhoodle

0
Wednesday January 14, 2015 - 09:09:12 in by salman abdi
  • Visits: 585
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Wasiirka Caafimadka JSL oo Si weyn loogu Soo Dhoweeyey Buuhoodle

    Wasiirka iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa ka Qaybgelaya Caleemo-saarka Garaadka Guud ee Buuhoodle Garaad Cabdirisaq Garaad Soofe Durraan, waxana Wasiirku Dareen Qiiro leh kaga mahadceliyey Soo Dhoweynta Reer Buuhoodle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa ka Qaybgelaya Caleemo-saarka Garaadka Guud ee Buuhoodle Garaad Cabdirisaq Garaad Soofe Durraan, waxana Wasiirku Dareen Qiiro leh kaga mahadceliyey Soo Dhoweynta Reer Buuhoodle Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyey Magaalada Buuhoodle, halkaas oo ay kaga qayb gelayaan Caleemo-saarka Garaadka Guud ee Buuhoodle (Axmed Garaad) Garaad Cabdirisaq Garaad Soofe Durraan oo bedeli doona Allah ha u naxariistee Garaad Cabdilaahi garaad Soofe oo Badhtamihii Sanadkii Tegay ku Geeriyooday Deegaankaasi.

Contact@afkashacabka.com