Youtube-ka Oo Laga Joojiyey Toban Dal Oo Adduunka Ah Iyo Sababaha Keenay

0
Friday March 21, 2014 - 05:40:19 in by London Office
  • Visits: 977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Youtube-ka Oo Laga Joojiyey Toban Dal Oo Adduunka Ah Iyo Sababaha Keenay

    Youtube-ka Oo Laga Joojiyey Toban Dal Oo Adduunka Ah Iyo Sababaha Keenay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Youtube-ka Oo Laga Joojiyey Toban Dal Oo Adduunka Ah Iyo Sababaha Keenay
Youtube-ka Oo Laga Joojiyey Toban Dal Oo Adduunka Ah Iyo Sababaha Keenay

Burco(AFK)- Google, oo leh Shirkadda Youtube, ayaa toban dal ka joojisay isticmaalka Youtube-ka, waxaanu taxay ujeedooyin kala duwan.

Shirkadda Google, ayaa sheegtay inay Youtube-ka joojisay toban dal oo kala ah, Brazil, Turkey, Germany, Libya, Thailand, Turkimenistan, Chine, North korea, Iran iyo Paskistan.

Shirkadda ayaa sheegtay in Youtube looga joojiyey Turkey ka dib markii raysal-wasaaraha dalkaasi uu sheegay in dalkiisa laga joojinayo Youtube, isla-markaana uu shirkadaha Internet-ka amray inay dadka ka joojiyaan, sidaa daraadeedna si rasmiya looga joojiyey, halka Pakistan ay sheegeen inay isticmaalaan kooxaha argagixisada ah.

Brazil ayay sheegeen inay ka xidheen Youtube-ka ka dib markii ay dhibaato kala kulmeen muuqaalo sino ah oo ay dad gaar ah laga duubay la soo dhigayo.

Afkashacabka.Com
Contact@afkashacabka.com