Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiilada iyo Wasiirka Hawlaha Guud & wafti Ballaadhan ayaa Lagu Soo Dhaweeyay magaalada Buhoodle

0
Wednesday January 14, 2015 - 18:48:36 in by Burco Office
  • Visits: 596
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiilada iyo Wasiirka Hawlaha Guud & wafti Ballaadhan ayaa Lagu Soo Dhaweeyay magaalada Buhoodle

    Wafti uu hoggaaminaayo Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax, oo ay weheliyaan Wasiirka Hawlaha guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan ayaa si ballaadhan loogu so

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti uu hoggaaminaayo Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax, oo ay weheliyaan Wasiirka Hawlaha guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Buhoodle



Xubno kamid ah wax garadka Degaanka Buhoodle, iyo dadweyne tirobadan ayaa waftiga kaga hortagay duleedka Magaalada. Waxaana loo galbiyay goob loogu diyaariyay casuumada qado. Guddoomiyaha ku-xigeenka Golaha Wakiilada iyo Labada Wasiir ayaa ka qayb gali doona munaasibada Caleemo saarka Garaad Soofe, taas oo bari ka qabsoomi doonta Isla degaanka Buhoodle  horena waxa ugu sunaa magaalada buuhoodle wasiirka wasaarada caafimaadka jsl Dr saleeban axmed ciise xaglo toosiye

contact@afkashacbka.com