Daawo Afkashacabka Tv Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Mucaaradka ah WADANI Ee Gobolka Togdheer Oo Iska Casisha

0
Thursday January 15, 2015 - 18:50:05 in by Burco Office
  • Visits: 620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Afkashacabka Tv Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Mucaaradka ah WADANI Ee Gobolka Togdheer Oo Iska Casisha

    Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Waddani Ee Gobolka Togdheer Marwo: Aamina Xasan Samatar ( Aamina Saado) Ayaa Maanta Iska Casishay Xilkii iyo xubinamadii ay ka haysay xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani. aamina saado somalilandtoday Gudoomiy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Waddani Ee Gobolka Togdheer Marwo: Aamina Xasan Samatar ( Aamina Saado) Ayaa Maanta Iska Casishay Xilkii iyo xubinamadii ay ka haysay xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani. aamina saado somalilandtoday Gudoomiyaha Garabka Haweenka Waddani Ee Gobolka Togdheer Oo Maanta Shirjaraa,id ku qabatay xafiiskeeda ayaa shaacisay in Maanta laga Bilaabo ay iska casishay xilkii iyo Xubinimadii Xisbigaasi ay uhaysay, Waxaanay Marwo:Aamina Saado ay Ku Sababaysay is casilaadeedaasi inay Xisbiga kaga tagtay Qabyaalad Daba Dheeraatay oo Ragaadisay Xisbigaasi, Taasi Oo ay Sheegtay Inay U Adkaysan Weyday In Xisbigaasi ay kasii Hayso Xil kana sii Mid ahaato contact@afkashacbka.com