War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ee Xisbiga Ucid Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihi Garabka Dhalinyarada Ee Degmada Burco -

0
Friday January 16, 2015 - 23:05:01 in by Burco Office
  • Visits: 593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ee Xisbiga Ucid Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihi Garabka Dhalinyarada Ee Degmada Burco -

    Warsaxafadkan usoo saaray Gudomiyahu ayu ku Shageeay Xilki Inuu Ka Qaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warsaxafadkan usoo saaray Gudomiyahu ayu ku Shageeay Xilki Inuu Ka Qaaday

_Warsaxafeedkan Uu Saasaray Cawa Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ee Xisbiga Ucid Aadan Xuseen Maxamed Oo Shabakada Calamiga ee Afkashacabka.com uu soo Gaadhau Nuqul Ka Mida ah ayaa U Xilkii kaga qaaday Gudoomiyihi Garabka Dhalinyarada Ee Degmada Burco Md. Maxamed Ciise Cabdilaahi M.Deeq Isla Markaana Wuxa uu Xilka Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Ee Degmada Burco U Magacaabay Md. Xamse Diiriye Axmed

Waxana uu udhigna Warsaxafadkan Sida Tan';'

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Wuxu U Mahad Naqay Gudoomiyihi Hore Ee Garabka Dhalinyarada Ee Degmada Burco Md. Maxamed Ciise Cabdilahi Mudadi Ay Wada Shaqeenaayeen Xilkuna Waa Meerto Oo Maalinta Qofbaa Haya Sida Daarteed Waxaan Faraya Gudoomiyihi Hore Ee

Garabka Dhalinyarada Degmada Burco In U Ku Wareejiyo Masuuliyadi U Xisbiga Ucid U Hayay

 

Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Ee Cusub Ee Xilka Loo Igmaday Md.Xamse Diiriye Axmed

Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Heer Gobol Iyo Heer Degmaba Waxaan Ka Codsanaya In Ay La Shaqeeyaan Masuulka Cusub Ee Xilkaa Loo Dhiibay

Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Ee Degmada Burcana Ilahay Haa U Fududeeyo Masuuliyaddaa Uu Qaaday


C/risaaq C/laahi Koronto

Afkashacabka

Burco/Office