Guddoomiyaha KULMIYE Oo Tacsi U Diray Alle Ha U Naxariistee Marxuum Maxamed Axmed Kuluc

0
Saturday January 17, 2015 - 20:58:05 in by salman abdi
  • Visits: 610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha KULMIYE Oo Tacsi U Diray Alle Ha U Naxariistee Marxuum Maxamed Axmed Kuluc

    Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa dhambaal tacsi u diray allah ha u naxariistee fanaankii waynaa ee Maxamed Axmed Kuluc oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa dhambaal tacsi u diray allah ha u naxariistee fanaankii waynaa ee Maxamed Axmed Kuluc oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Sidaasina waxauu ku sheegay farriin kooban oo uu soo gaadhsiiyey Shabakadda Wararka eeAfkashacabka.com

 


 

XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILANS

(KULMIYE)

Address: Jigjigayar, Ibrahim Kodbur District, Hargesia Somaliland.

Tell: 00252-2-527883

Mobile: 00252-2-4134891

Email:kulmiye_party@hotmail.com/Website: www.kulmiye.com/www.kulmiye.org

REF: XK/XGX/0042064/2015 Date:17/01/2015

Ujeeddo: Tacsi

Anigoo ku hadlaya xilkayga Guddoomiyaha, ka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaan taageerayaasha xisbiga KULMIYE, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, ehelada, bahda fannaaniinta iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland ee uu ka baxay Fannaan Marxuun Maxamed Axmed Kuluc oo maanta oo taariikhdu tahay 17/01/2015 ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Marxuum Maxamed Axmed Kuluc wuxuu door wayn oo aan la qiyaasi karin ka soo qaatay horumarinta fanka iyo dhaqanka Soomaalida, waxaannan Marxuumka Ilaahay uga baryayaa inuu jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo, dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo Aamiin…Aamiin…Aamiin.

ALLAH MAHAD LEH

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Md. Muuse Biixi Cabdi