War Deg Deg Ah Qaarka Mida Masuuliyinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Oo Kalsoonidi Kale Nogday Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ee Xisbigaasi

0
Saturday January 17, 2015 - 23:16:55 in by salman abdi
  • Visits: 957
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Qaarka Mida Masuuliyinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Oo Kalsoonidi Kale Nogday Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ee Xisbigaasi

    Masuliyintani Soo Saaray Warsaxafadeedkan Ayaa Ka Koobna 15 Xubnood Taasi Ay Kale Noqdeen Kalsoonidii Gudoomiyenimo Ee Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Waxana Uu Warsaxafadeedkanina U Dhignaa Sidan Hoos Ku Qoran

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuliyintani Soo Saaray Warsaxafadeedkan Ayaa Ka Koobna 15 Xubnood Taasi Ay Kale Noqdeen Kalsoonidii Gudoomiyenimo Ee Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Waxana Uu Warsaxafadeedkanina U Dhignaa Sidan Hoos Ku Qoran

War Saxafedeed Ay Soo Sareen Cawa Qaarkamida Masuliyinta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdher Oo Kal Kalsoomidi Kale Noqdeen Gudoomiha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Aadan Xuseen Maxmed Taas Oo Ay Ku Sababeeyan Inaanu Kale Tashan Hawalaha Xisbiga Ee Uu Qabanaayo Isla Markaana Ay Sheegan Inuu Ku Dhaqaaqay Xilka Qaadis Aan Masuliyinta Kale Tashan Taasi Oo Uu Xalay Ka Qaaday Gudoomiyahii Garabka Dhalinyarada Ee Degmada Maxmed Deeq Ciise C/Laahi (Maxmed Damaaci) Isla Markaana Ay Waxba Kamajiraana Ku Tilmaameen Casilaada Gudoomiyaha Iyo Xilka Cusb Ee Uu Magacabay Xalay Waxa Kale Oo Ay Baaq U Diren Hogaanka Guud Ee Xisbiga Ucid ,

Masuliyintani Soo Saaray Warsaxafadeedkan Ayaa Ka Koobna 15 Xubnood Taasi Ay Kale Noqdeen Kalsoonidii Gudoomiyenimo Ee Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Waxana Uu Warsaxafadeedkanina U Dhignaa Sidan Hoos Ku Qoran


 

Dhamaan Masuuliyiiinta Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Heer Gobolka Iyo Heer Dagmo Waxaanu Kalsoonadii Kala Noqonay Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Adan Xusen Maxmed.

Sidaas Daraadeed Waxaan Si ku Meel Gaadh Ahaan Ugu Magacaabnay Gudmiye Ku Xigenka Gobolka Xildhibaan Kayse Cabdi Raage.

Sababahan hoos ku qoran awgood

1.Markaanu Aragnay Iska Horkeenka Xubnaha Xisbiga ukuwado Gudoomiyhu

2.Markaanu Aragnay Kala Daadsanaanta Xisbiga Ee Gobolka Togdheer

3.Markaanu Argnay Sagsaaga Iyo Waxqabadka Laanta Iyo Karti Laanta Hogaan Xisbiga.

4.Markaanu Argnay Isku Koobnaanta Maamulka gobolka

5.Markaanu Argnay La Tashi Laaanta Xubnaha Xisbiga Iyo Wada Shaqayn Laaanta hogaanka .Gogobolka ka dhaxaysa

 

Hadaba anaga oo Tiradayadu Dhan tahay


15 xubnood ee Hoos ku Qoran Markaanu Qiimaynay eegnay Danta Xisbiga ee Gobolka Togdheer Waxaanu Go,aansanay Inaanu kalsoonida kale Noqonay Gudoomiya Gooblka Todheer Aadan Xusen Maxmed.

 

Waxa aan Baaq Udiraynaa Masuuliyinta Sharafta iyo Qimaha Leh ee Ugu Horeeyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Warabe iyo Hogaanka Kale Xisbiga in Ay Hoos u Egaan Danta Xisbiga Ee Gobolka Togdheer iyo inaad eegtan sababta aan kalsoonida kale laabanay Ka Masuuliyin ahaan

Laga bilaabo Manta Oo Ay Bishu Tahay 17/01/2015

Xubnaha Ka Qaadaynay Waa Kuwan

1.Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka

Xildhibaan Kayse Cabdi Raage ……………………………………………………………………………………

2.Gudoomiya Garabka Haweenka Ee Gobolka

Hadliya Maxud Ismacil………………………………………………………………………………………………

3.Gudomiye Ku Xigenka G/Hawenka Ee Gobolka

Deeqa Yusuf Maxed ……………………………………………………………………………………………………

4.Afhayenka Garabka Hawenka

Cibaado Diiriye Caateye ………………………………………………………………………………………………

5.Xooghayeha Abuubulka G/Togdheer ee Garabka Haweenka

Laki Sonaaani Bisad ……………………………………………………………………………………………………..

6.Xoghayaha Garabka Hawenka Ee Gobolka Togdheer

Xaliimo Maxme Cali …………………………………………………………………………………………………….

7.Gudoomiyaha Garabka Hawenka Ee Dagmada Buuhoodle

Nasra Yuusuf Ducaale ……………………………………………………………………………………………………

8.Xoghayha Garabka Hawenka Ee Buuhoodle

Caasha Xasan Cali ………………………………………………………………………………………………………..

9.Xoghayaha Abuubulka Gobolka

Aftax Maxud Cawuke ………………………………………………………………………………………

10.Gudomiye Ku Xigeenka Degmada

Bashiir Ibraahim Maxamed…………………………………………………………………………………………

11.Goghayaha Dhaliyada Ee Gobolka

Faysal Ismaaciil Maxamed ………………………………………………………………………………………..

12.Gud Dhaliyada Degmada

Maxmed Deeq Ciise Cabdilaahi…………………………………………………………………………………

13.Goghayha Abuubulka Dhaliyada

Cabdi Xasan Cawshaan……………………………………………………………………………………………

14. Xidhiidhiyaha Degmada Burco

Ismacil Ducaale Maxamed ………………………………………………………………………………………

15.Xidhiidhiyaha Dh. Dagmada Burco

Cabdishkuur Cali Hirsi ………………………………………………………………………………………………

 

 

 

Saxeexa Gud Ku Xigenka Gobolka ………… Saxexa Gud G.Hawen………………



Conatact@afkashacabka.com