Gudomiyaha Degmada Duruqsi Oo Iska Fogayay Eedo Usoo Jeediyay Dirawalki Waday Umbalance Degmadaasi

0
Sunday January 18, 2015 - 00:19:28 in by salman abdi
  • Visits: 837
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudomiyaha Degmada Duruqsi Oo Iska Fogayay Eedo Usoo Jeediyay Dirawalki Waday Umbalance Degmadaasi

    Gudomiyaha Degmada Duruqsi Oo Iska Fogayay Edo Usoo Jediyay Dirawalki Waday Umbalance Degaankaasi Iyo Degaamo Hoos Yimaada Kaasi Oo Ku Edayay In Mamulka Degamada Policeka Iyo Shacabka Degaankasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudomiyaha Degmada Duruqsi Oo Iska Fogayay Edo Usoo Jediyay Dirawalki Waday Umbalance Degaankaasi Iyo Degaamo Hoos Yimaada Kaasi Oo Ku Edayay In Mamulka Degamada Policeka Iyo Shacabka Degaankasi

Ay Ugaysteen Jidhdil Isla Markaana Xoog Ay Kaga Qadeen Gadhigaasi Waxana Uu Gudoomiyu Mar Aan Khadka Telifoonka Aan Kula Xidheedhnay Xafiiska Shabakada Calamiga Ee Hadhwanaagnews Oo Noo Sheegay In Anay Edaymahasi Waxba Ka Jiran Isla Markaana Aan Loo Gaysan Gacansaar ,

Gudoomiyahu Waxa Kale Oo Ka Waramay Sidii Ay Wax Udhaceen Waxana Hadalada Diisi Ka Mid Ahaa Sida Tan” Waxa Walaal Waye Marka Hore Waxa Aan Ahay Masuulka Kamida Baan Ahay Waxanan Ahay Gudoomiyaha Duruqsi Masuulkana Waxa Ka Xaaran Ah Beenta Baa Ka Xaaran Waxa Fican  Xaqaqda Laga Hadlo Arinkaasi Waxba Kama Jiraan Waxa Jira Gaadhiga Inankani Gadhigan Unmablaceka Waxa Uu Waday Muddo Sanada Ah Waxana Noo Keenay Wasarada Cafimaadka Dilawarkan Gaadhiga Amaamir La,Aan Iyo Iska Fufur Iyo Wuu Xumaday Ayuu Anaga Iyo Wasaradaba Nagu Yadhi Gudoomiyaha Gobolku Wuu Ogaa Marbaa Gaadhiga Lawayay Kadib Isaga Oo Meel Magalada Oo Ku Dadan Ayaa La Ogaaday Aniga Iyo Badhasabkuna Waan Xidhnay Markaan Xidhnayna Waanu Sii Daynay Gaadhigo Geer Boxska Ka Faran Ayaanu U Imanay Markaanu Imanayna Lix Makaani Ayuu Badhasabku Idiray Oo Caanka Ah Ee Hawalaha Guud Ka Shaqaya Oo Uu Hogaamiyay Xasan Caali Ninka Layaadhah Dabadeedna Gaadhigasi Waxa Ay Noqotay Inaan Eegnno Inuu Geer Boxski Gaadhaga Yahay Iyo In Kale Waxana La Sheegay In Uu Wax Galeen Oo Yahay Kiise Isla Markaana Waan Hagaajinay Oo$ 800 Oo Doller Ayaan Ku Hagaajinay Waxa Aan Uyeedhay Badhasaabka Iyo Iskuduwaha Waxa Aan Ku Idhi Gaadhigi Waxa Uu Ku Lumay Isudawaha Iyo Degmada Dhexdeeda Oo Ka Lumay Aniga Iyo Iskuduhu Waani Ini Ama Gaadhiga Ha Amro Iskuduwuhu Ama Degmadu Ha Amarto Waxana Arinku Uu Noqday In Uu Gaadhigu Degmada Qadato Oo Ka Amarqaado Degmada Oo Gudoomiyaha Ka Amar Qaato Iyo Horjooga Xananada Duruqsi Dabadeedna Qoraal Ayuu Noo Qoray Badhasabku Oo Caafimadka Uu Uqoray Oo Wax Lacaga Kama Qaadi Kartid Dadka Oo Hadda Degamada Ayaa Xukunta Dhaqdhaaqisa Kadib Gaadhigi Waan Soo Gaxeeyay Oo Degmada Ayaan Ila Nimid Inanki Qof Dhawaca Oo Lakeenay Ayaan Inimi Oo Qaad Ayanu Ku Nidhi Oo 20$ Doller Oo Madama Gaadhigu Majoorati Degmada Ay Tahay Labatanka Doller Loo Dhigo Gaadhiga Ayaan Isla Garanay Oo Dadka Laga Qaado Anaga Iyo Wasarada Iyo Badhasabkuba Qofki Kiiba Waxa Uu Idhi Sidatan Doller Mahaye Waxa Aan Soo Diraya Marka Aan Dhexda Marayaban Ku Soo Dirayaa Dabadeed Qofki Waxa Uu Dhigay Gadhigi Meel Cidla Ah Qofki Dhawaca Ee Deg Dega Waxa Uu Idhi Inanka Hadii Anaad Lacagta Isiin Ku Gaxayn Mayo Ayuu Yidhi Qofkiba Ila Soo Hadlay Ku Shub Ayaan Ku Idhi Isaga Gaadhigi Wuu Ii Imid Qof Kale Dhawacan Halka Wuu Yaala Oo Odayashi Deeganka Ayaan Uyeedhay Oo Inankina Waan U Yeedhay Waxa Aan Ku Idhi Sharciyadiise Labatanka Dolar Ahayd Way Soconaysaa Labatankiisi Horana Keen Qofkana Labatanka Ayaa Laga Qaadayaa Gaadhigana Fursadisa Iyo Nidamkiisa Ayuu Ku Soconayaa Idayaan Yidhi Waa 21 Qof Baanu Nahay Oo Degaanka Miyo Maamulkaba Waxa Uu Idhi Walaahi Oo Bilaahiya Oo Tolahiya Inaan Shilin Loogu Shubi Karin Aniga Mooyane Bisha Labaad Tobankeedana Lacag Ka Horaysa Oo La Dhigi Karta Ma Jirto Anigu Waxa Aan Ku Idhi Adigu Maxad Tahay Oo Miyanad Ahayn Dilawarka Gaadhigaas Oo Halkeed Ka Keentay Amarka Iyo Amamirta Intaa Leeg Waxana Uu Idhi Waxana Uu Cayaay Ilaha Na Abuurtay Iyo Nabigeena Oo Wuu Kacay Oo Gaadhigi Ayuu Koray Waxana Aan La Hadlay Taliyihi Saldhiaga Gaadhiga Saldhig Iidhig Baan Ku Yadhi Sidaasbaanu Talliyuhu Gaadhiga Kaga Dhigay Oo Markaana Waxa Uu Ku Dhuftay Musanoow Oo Dadkii Oo Dhan Ayaa Maqlayay Deeganku Waa Deegan Somaliland Oo Cidwaliba Ka Kooban Tahay Oo Odayashisa Deeganka Way Fadhiyeen "

 

Mar Aan Wax Ka Waydinay Inuu Dilawarku Sheegay Inu Qabo Dhawac Ayuu Waxa Uu Ku Jawaabay " Ilahay Waxu Abuurtay Oo Gacan Saaray Ma Jirraan Muftaax Gaadhiga Marki Lagu Idhi Keen Ba La Yadhi Markaasu Ku Dhuftay Masanaw Oo Markasu Qalodhan Dirsaday Oo Idhi Shan Midi Ayaa Igu Dhuftay Isoo Gaadha Ilahay Waxuu Abuuray Oo Tabtay Hadi La Maqlo Beenbaan Sheegaya Gadhigana Waxa Uu Horyaala Saldhiga Hortiisa "

Mar Aan Wax Ka Waydiinay Gudoomiyaha Aan Dhawacii Uu Aadauy Gadhigani Ayaa Waxa Uu Ku Jaawabay Sidan” Qofki Dhawaca Marku Inanku Qaylo Ku Dhuftay Iyo Musanow Oo Gadhiga Lama Dhaqajinayo Gaadhi Kale Ayaan U Kirayay Oo Qaaday Oo Magalada Kale Gayay”

Geesta Kale Waxa Aan Khadka Tilifoonka Kula Xidhiidhnay C/Raxmaan Oo Ka Mida Dadki Kiraystay Gaadhigaasi U Mbalance Ka Oo Ku Socday Dad Dhawaca Oo Gaadhi Kula Gudoomay Duleedka Gaashamo Waxana Uu Ka Waramay Gaadhiga Iyo Deeganka Waxa Uu Ka Kulmay Iyo Siday Wax Dhaceen Ee Uu Isagu U Ogaa Waxana Uu Idhi " Wllo Marka Hore Waxa Aan Ahay Qofka Halkan Ka Gaxaysatay Gadhiga Anbalaska Gaxaystay Baan Ahay Walalkay Oo Dhawacmay Oo Ku Dhawacmay Meel Gaashamo Ka Shishesa Oo Garbaha Ka Jajabay Baan Ku Doonay Oo La Isoo Sheegay Isaga Oo Dhawaca In Laga Soo Wado Gaashamo Oo Anbalaas Lagu Sido Oo Anbaalaskaasina Ay Ku Eegatahay Duruqsi Markaa Waxa Laygu Idhi Waa Inaad Anbalaas Kale Aad Soo Gaxaysa Marka Waxa Aan Galay Sidii Aan U Heli Lahaa Anbalas Kale Waxa Aan Dareemay Inuu Ambalaski Duruqsi Uu Burco Joogo Markaa Waxa Aan La Xidhiidhay Inanka C/Shakuur La Yidhaahdo Ee Haysta Kiliniga Turuqsi Ayaa Telifoonkisi Raadiyay Waxa Aan Waydiyay Ambalaska Waxu Igu Idhi Burco Jooga Iminku Soo Dhaqaqayaa Inanki Aad Walalaha Ahaydeena Waa Lasoo Sidaa Soo Racbuu Igu Yidhi Waxaan Ku Idhi Wayahee Waan Soo Raacayaa Igu Balami Inanka Dilawarka Isla Markaana Rag Ayaa Isoo Garacay Oo Igi Idhi Waaka Halkan Tagan Anbalaski Ee Kaalay Ana Waxaa Usheegay Dirawalki Oo Waxa Aan Usheegay Inaan La Hadlay C/Shakuur Oo Igi Idhi Gaadhiga Soo Gaxayso Dabadeedna Lahadal Ayaan Ku Idhi Intaan Tilifoonki U Dhiibay Inanki Way Wada Hadleen Oo Mooji Hadalkoodi Maan Maqlayn Yarki C/Shakuur Ba La Hadlay Oo Inanki Dilawarka Ayaa Ayaa Igi Idhi $100 Keen Gadhiga Ayaa Qatee Waxa Aan Ku Idhi War Cabsi Shukuur Waxa Uu Igu Idhi Gaadhigi Wuu Shidaalsan Yahay Ee Lacagna Halkaa H Aku Baxinin Duruqsi Isla Kaalaya Markaa Duruqsi Ayaan Lacagta Kugu Siinayaa Ayaan Ku Idhi Inanki Wuu Ididay Oo Markaa Gadhiga Aniga Ayaa Wata Ayuu Igu Idhi Lacagta Halkan Igu Sii Gaadhiga Shidaal Ayaan Ku Shubanayaa Mana Dhaqaaqayo Ilaa Aad Isiiso C/Shakuur Ayaan Garacay Inankay Wada Hadleen Hadana C/Shkuur Ayaa Ilasoo Hadlay Oo Igu Idhi Lacag Ha Sinin Gaadhigu Wu Noo Shidaalsan Yahay Isagu Wuu Soo Socada Ee Soo Raac Duruqsi Ku Bixi Lacagta Wuu Idiiday Ilaa 11:00 Duhurnimo Ilaa 2:00 Nimo Markay Ahayd Waxa Aan Ku Qasbanaday Walaalakay Oo Jiifa Oo Sakarada Inaanan Ku Gorgortami Karin $100 Doller Ayaan U Dhiibay Aniga Oo Diiday Amarki Durusi Ayaan Inaanka Ayuu Ilahay Iskin Baday Oo Ku Geeyo Walalka Oo Uu Ku Soo Qaado Boqlkibaan Farta Ka Saaray Oo Durusi Ayaan Tagnay Kiis Kayga Kiis Ka Horeeyay Ayaa Loo Haysatay Ayaa Lagu Qaadayoo Midha Lacagta Loo Dhigi Jiray Gaadhiga Accontoga Dhigin Oo Iga Horayay Ayaa Ninka Loo Haystay Marki Aan Duruqsi Tagnay Ayaa Niman Odayashi Magadala Ah Oo Shirsan Iyo Maamulki Duruqsi Ayaa Uyeedhay Oo Qaar Isaga Isku Rer Yahiin Iyo Gudoomiahi Ayaa Loo Yeedhay Gudoomiyhi Ayaa Yidhi Gaadhigani Waa Ki Burco Na Dhax Gashay Ee Basabka Iyo Qolada Caafimadka Burco Iyo Taliahay Poice Ka Ogaa Boqolka Marka Laga Qaado Labatan Doller Gaadhiga Ayaa Acconti Loo Dhigayaa Gudomiye Duruqsi Ayaa Xukuma Ee Waraqdi Waakane U Akhriya Markaan Intaasi Ogaaday In Uu Khalkhal Jiro Ayaan Tagay Oo Anaaba La Iqabsaday Oo La Yadhi Oo Maxad Lacagta Usiisay Miyanan Ku Odhan Lacag Hasiinin”

Mar Aan Wax Ka Waydinay In Loo Gaystay Jidhdil Ayaa Waxa Uu Ku Jawaaabay Sida Tan” Maye Marki Inanka La Xidhay Oo Loo Yeedhay Nin La Dhaho Seendhere Oo Haysata Saldhiga Oo Si Wacan U Ixtiraamayo Ayuu Ugaxeyay Oo Ay Baryo Ku Jirto Oo Uu Saldhhiga Ku Geeyay Ayuu Gudoomiyhu Idhi Dilawarka Gaadhigu Igaaxayn Maayo Anaa Dilawar Udhiibaya Dilawarku Wuu Musanabay Dhulki Isla Dhacay Waxana Ii Udhi Tolayay Yaa Rer Hebala Taliyaha Qaybta Ayaa Soo Hadlay Xidha Ayaa Lagu Yidhi Anigu Goobta Ayaan Tagnaa Oo Ilaa Laba Boqol Oo Qof Oo Rer Duruqsi Ah Oo Goobta Ayay Taagnayeen Ilaahow Dhirbaxana Ahana Qote Ama Feedhana Hanaqote Ama Cayba Hanaqote Ninka Wax Loo Gaysatay Oo Aan Hala Xidho Ahayn Ma Jirto "

Maalmahi Udanbayay Waxa Magalada Burco Lagaga Sheegaysanayay Khaalifka Ka Dhex Aloosan Mamulka Degmada Duruqsi Iyo Diwaralki Uwaday U Mbalance Oo Hore Ugu Eedayay Maamulkasi In Ay Ugaysteen Jidhdil Isla Maanta Gudoomiyuhu Uu Iska Fogayay Eedaymaahasi




C/risaaq Koronto 

Afkashacabka.com

Burco/Office