Xoogaga Xuutiyiinta Yemen Oo Weeraray Madaxtooyada Dalkaasi Ee Magaalada Sanca+Sawiro

0
Tuesday January 20, 2015 - 12:15:28 in by salman abdi
  • Visits: 564
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoogaga Xuutiyiinta Yemen Oo Weeraray Madaxtooyada Dalkaasi Ee Magaalada Sanca+Sawiro

    War goor dhow naga soo gaaray Magaalada Sanca ee dalka Yemen, ayaa sheegaya in Xoogaga Xuutiyiinta ay weerar Afganbi ah ku qaaden Xarunta Madaxtooyada Sanca.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War goor dhow naga soo gaaray Magaalada Sanca ee dalka Yemen, ayaa sheegaya in Xoogaga Xuutiyiinta ay weerar Afganbi ah ku qaaden Xarunta Madaxtooyada Sanca.


Wararku waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal xoogan oo dhexmaray Ciidamada Militeriga iyo dagaal-yahanada Shiicada mayalka adag ee Yemen.

Sidoo kale, wararka ayaa sheegaya in Dagaalkaani uu ka dhashay isku day afgembi oo Xoogaga Xuutiyiinta ay ku qaadeen Madaxtooyada Magaalada Sanca.

Dhanka kale, inta uu weerarkaasi socday ayaa waxa ay Dagaalyahanada Shiicadu qabsatay Wakaaladdii Wararka Yemen ee SABA. waxay kaloo si buuxdo ula wareegee xarumo ay Dowladdu ku lee dahay aagga Madaxtooyada.

Ugu dambeyntii, Magaalada Sanca waxaa laga dareemay dagaalka culus ee ka soconaaya, wuxuuna dagaalkaan ku soo aadayaa, iyadoo saakay ay labada dhinac ku heshiiyeen in ay ka wada hadlaan Dastuurka cusub ee Yemen loo sameynaayo, xilli ay ka horyimaadee Xuutiyiinta.



Contact@afkashacabka.com