Banaan Baxayadii Ugu Waayanaa Ee Loogu Hiilinayo Nabegeeni Maxamed SCW Oo Ka Dhacay Wadanka Chechniya.

0
Tuesday January 20, 2015 - 14:04:19 in by salman abdi
  • Visits: 658
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Banaan Baxayadii Ugu Waayanaa Ee Loogu Hiilinayo Nabegeeni Maxamed SCW Oo Ka Dhacay Wadanka Chechniya.

    Waxa guud ahaanba dunida isalaamka iyo kuwa kale ee guud ahaan meelaha dunida guudkeeda ay kaga uumanyihiin dadka Islaamka ah,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa guud ahaanba dunida isalaamka iyo kuwa kale ee guud ahaan meelaha dunida guudkeeda ay kaga uumanyihiin dadka Islaamka ah,


 

Waxa guud ahaanba dunida isalaamka iyo kuwa kale ee guud ahaan meelaha dunida guudkeeda ay kaga uumanyihiin dadka Islaamka ah,

Waxa guud ahaanba dunida isalaamka iyo kuwa kale ee guud ahaan meelaha dunida guudkeeda ay kaga uumanyihiin dadka Islaamka ah,

ka dhacay mudahaaradda aad u xoogan kuwaasi oo hiil iyo jacaylba loogu muujinaayo nabigeenii subanaa ee MUXAMED Naxariis iyo nabad kalyo korkiisa ha’ ahaate, waxaana kuwii uGu waawaynaa ay maalitii shalay ka dheceen WadankaChechniya,caasimada dhulka Chechniya ee Grozny.

1Chechen leader Ramzan Kadyrov speaking at a rally in Grozny against the publication of cartoons of t45

waxaana mudahaarkaasi ka qayb galay in ka badan boqol kun oo qof, kaasi oo looga soo horjeedo jornaalka laga leeyahay France ee Charlie Hebdo oo daabacay sawiro lid ku ah Nabi Maxamed SCWBanaanbaxan ayaa waxaa ku baaqay hogaamiyaha Chechniya Ramzan Kadirov, wuxuuna khudbad halkaasi kasoo jeediyey ku sheegay in shacabka Chechniya diyaar u yihiin inay difaacaan una dhintaan Nabigooda.Mudaharaadkan oo ah kii ugu balaarnaa oo looga soo horjeedo Charlie Hebdo ayaa si toos ah shalay looga daawanayey telefishinka dowlada Ruushka.Dhinaca kale maamulka Ramzan Kadirov ayaa weli dagaal kula jira xoogaga islaamiyiinta ah ee doonaya in Chechniya gooni uga go’ado dalka Ruushka.



Contact@afkashacabka.com