Madaxwaynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hogaaminayey ayaa Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer (Daawo Sawirada)

0
Tuesday January 20, 2015 - 20:58:13 in by Burco Office
  • Visits: 1014
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hogaaminayey ayaa Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer (Daawo Sawirada)

    Burco(Afkashacabka)Madaxweynaha somaliland Iyo Weftigii uu Hogaaminaayey Ee maalmahanba Howlaha shaqo Ku maraayey Qaar Kamida Degmooyinka Iyo Gobolada dalka..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(Afkashacabka)Madaxweynaha somaliland Iyo Weftigii uu Hogaaminaayey Ee maalmahanba Howlaha shaqo Ku maraayey Qaar Kamida Degmooyinka Iyo Gobolada dalka..

ayaa goor dhaweed soo gaadhay Magaalada Burco Ee Xarunta gobolka togdheer

Madaxweynaha somaliland iyo weftigiisa ayaa waxa laga hortay Meel U Jirta 15km dhinaca bari magalada Burco kaga beegan markii uu soo gaahdya Gudaha magaalada Burco Ku Soo Dhaweeyey Shacabka Oo Aan u Kala dhicin Islamarakaas Tubnaa hareeraha Wadooyinka

iku soo dada duuboo madaxweynaha Iyo Waftigiisa ayaa sugan Gudaha Magaalada Burco waxaana la filayaa inay ilaa bari ku sugnaan doona magaalada burco


BURCOBURCO4 BURCO3 BURCO2


BURCO1


Cabdirisaaq koronto