Daawo: Dooxa Hargeysa Oo Laga Helay Qof Mayd Ah Iyo Badhasaabka Maroodi-Jeex Oo Ka Hadlay

0
Thursday January 22, 2015 - 13:55:16 in by Burco Office
  • Visits: 952
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Dooxa Hargeysa Oo Laga Helay Qof Mayd Ah Iyo Badhasaabka Maroodi-Jeex Oo Ka Hadlay

    Waxa Xallay Fiidkii Dooxa Magaalada Hargeysa laga Helay Qof mayd ah kaasi oo aan la Garan Cida Dishay iyo Sababta keentay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Xallay Fiidkii Dooxa Magaalada Hargeysa laga Helay Qof mayd ah kaasi oo aan la Garan Cida Dishay iyo Sababta keentay

Dhimashadiisa, waxa kale oo la Sheegay in ilaa Hadda aan la garanayn Qofkaasi Cida uu yahay, kaasi oo la sheegay in Maydkiisa lagu Arkay Dooxa iska oo dhex yaala, Wararku waxay intaasi ku Darayaan in Qof kaasi oo ahaa Nin Maydkiisa loo soo Qaaday Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa, iyada oo Ciidamada Danbi baadhistu baadhayan Sababta Dhimashadiida keentay.


contact@afkashacabnka.com