Ciidamada Booliska Angola Oo Dhibaato Ku Haya Soomaalida -

0
Thursday January 22, 2015 - 19:20:13 in by salman abdi
  • Visits: 650
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Booliska Angola Oo Dhibaato Ku Haya Soomaalida -

    Maxamed wuxuu sheegayaa haddii Somalidu Safaarad ku lahaan laheyd Magaalada Luanda, uu iska yaraan lahaa culeyska kaga imaanaaya Ciidanka Booliska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed wuxuu sheegayaa haddii Somalidu Safaarad ku lahaan laheyd Magaalada Luanda, uu iska yaraan lahaa culeyska kaga imaanaaya Ciidanka Booliska.



Booliska, ayaa ganacsatada Somaliyeed weydiista bixinta lacago sharci daro ah, haddii kalana ay xabsiga u taxaabi dooaan. Somalidu waxay xabsiga ka door biddaa bixinta lacagahaasi.


Maxamed Abuukar oo ka mid ah Somalida ku nool Magaalada Luanda, ayaa ku waramaaya in dhibaatada ugu weyn ay ka taagan tahay, Somaliya oo aan wax Safaarad ah ku lahayn dalkaasi.

Maxamed wuxuu sheegayaa haddii Somalidu Safaarad ku lahaan laheyd Magaalada Luanda, uu iska yaraan lahaa culeyska kaga imaanaaya Ciidanka Booliska.

Maxamed, ayaa Dowladda Federalka Somaliya ugu baaqay dadaalo kastaa, oo ay wax kaga qaban karto dhibaatada ee ay ku hayaan Xoogaga Booliska Angola ee Magaalada Luanda.


Contact@afkashacabka.com